New hees haku qaado awrkaagu koonfurey !

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

New hees haku qaado awrkaagu koonfurey !

Post by theyuusuf143 »

The national television of the republic of Somaliland just released this song, the lyrics are superb murti and the message is very clear.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: New hees haku qaado awrkaagu koonfurey !

Post by theyuusuf143 »

*Soomaali idil keed , somalidaba awalkeed, anuunbaa abaabulay asaaska barashada markaynu anba qaadnee

*Anuunba aduunyada sidad idinka mooyee ummad kale arlada jirin, murti kugu idleeyoo kuusoo abtiriyoo, ubax kugu hadheeyey .

*Allaa magane maad noqon sidan kugu asteeyee aadmiga dhacsiiyey (Ka dhaadhac siiyey) haduu aaminkii lumay ma ag joogistaada ajar layga qoraya.

*Maan uurka kaa jaro, kaa xidho afkaygaba, niyadana albaabkiyo oodaha usoo rogo.

*Isha maan jaleecada eegi waayo geestaad aduunyada Ka joogtaan

*Haku qaado awrkaagu koonfurey, haku deeqo aqalkaagu, Ka mashxarad arooskaaga , anna kayga igu daawo axna yuu midkeen odhan .
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: New hees haku qaado awrkaagu koonfurey !

Post by DR-YALAXOOW »

Maxaad abuubashay Calankii Buluuga ee SYL ee intrim goverment 12 oktoobar 1954 Xamar laga suray ayaa Hargeysa laguu keenay 26 june 1960..

Calan 1954 Xamar ka taagnaa ayaa filthy koonfurians Hargeysa kuu keeneen.

This picture was taking 12 oktoobar 1954. Maalintii Calan saarka xukuumada hoosaadka Somalia
Image

Unity SYL oo ahaa koonfurian Majorty ayaa ka danbeeyey..
Adiga waad faantaa uun.. Soomalidaa tiraahda.
Nin is faanshay waa ri' is nuugtay.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: New hees haku qaado awrkaagu koonfurey !

Post by theyuusuf143 »

DR-YALAXOOW wrote: Sat Feb 17, 2024 9:43 am Maxaad abuubashay Calankii Buluuga ee SYL ee intrim goverment 12 oktoobar 1954 Xamar laga suray ayaa Hargeysa laguu keenay 26 june 1960..

Calan 1954 Xamar ka taagnaa ayaa filthy koonfurians Hargeysa kuu keeneen.

This picture was taking 12 oktoobar 1954. Maalintii Calan saarka xukuumada hoosaadka Somalia
Image

Unity SYL oo ahaa koonfurian Majorty ayaa ka danbeeyey..
Adiga waad faantaa uun.. Soomalidaa tiraahda.
Nin is faanshay waa ri' is nuugtay.
Dameeraha Waxa lagu tiraya xayawaan caqli badan laakiin gadaal wax Ka fahma . Anagu hadaanu Isaaq nahay sidaas baanu kuu aragna. Take this as a home work. Do you think in calan Kan shakhsi daarooda oo cawaale ladhahaa suubiyey ?

Image
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: New hees haku qaado awrkaagu koonfurey !

Post by gobdoon »

It sounds more like jilted woman cries :D
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: New hees haku qaado awrkaagu koonfurey !

Post by DR-YALAXOOW »

Calanka was made by Hawiye. The man on the picture. It was made by SYL. its fake history from siyaad bare regime that awale made it..

Waxaan pointigeeyga ka wadaa How come 26 june 1960m The blue flag from Koonfuria was raised in Hargeysa..

Maxaa calan kuu gaar ah u sameeysan weeyday? Calan Xamar ka taagnaa from 1954 ayaa hargeysa laguu keenay.

Sxb thats shows you Midowgoi Italian- somaliland and british- Somaliland was 100% Koonfurian invented..
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: New hees haku qaado awrkaagu koonfurey !

Post by Murax »

War Naga aamus Xoolo yaho Dr Yalaxow. You want to talk to people about Somalinimo and your nick is a warlord. You don’t give a damn about, somalinimo, unity or anything Somalinimo for you equals fadeexad of ummada somaliyeed, isbaaro, iyo Unuka leh. Naga aamus and tbh I for one commend Isaaq for wanting to leave.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: New hees haku qaado awrkaagu koonfurey !

Post by gobdoon »

Khurafad bay isku maweeli yan, wax labo wadan la yirahdo ma jirin bal labo qaybood oo gumaysiga ka xorobay, dhulka na wuxu wada yahay dhul Somali, calanka Cawaale na laga tagey
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: New hees haku qaado awrkaagu koonfurey !

Post by DR-YALAXOOW »

Murax wrote: Sun Feb 18, 2024 6:47 am War Naga aamus Xoolo yaho Dr Yalaxow. You want to talk to people about Somalinimo and your nick is a warlord. You don’t give a damn about, somalinimo, unity or anything Somalinimo for you equals fadeexad of ummada somaliyeed, isbaaro, iyo Unuka leh. Naga aamus and tbh I for one commend Isaaq for wanting to leave.

Waraa Ina gumeed. Mareexaartii ku xaartay maxaa dhahaa.. nacas Idiot.. Al xaaji Muuse suudi yalaxoow was the greatest lesder ever.. Iam proud to have hes name.

Ina gumeed cacaacalka joojiya .. Daroood waa laga mamnuucaa inay ever Somalia madaxwwyne ka noqdaan. Laangaab fooqul laangaab.
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: New hees haku qaado awrkaagu koonfurey !

Post by Nomand »

DR-YALAXOOW wrote: Sun Feb 18, 2024 2:43 pm
Murax wrote: Sun Feb 18, 2024 6:47 am War Naga aamus Xoolo yaho Dr Yalaxow. You want to talk to people about Somalinimo and your nick is a warlord. You don’t give a damn about, somalinimo, unity or anything Somalinimo for you equals fadeexad of ummada somaliyeed, isbaaro, iyo Unuka leh. Naga aamus and tbh I for one commend Isaaq for wanting to leave.

Waraa Ina gumeed. Mareexaartii ku xaartay maxaa dhahaa.. nacas Idiot.. Al xaaji Muuse suudi yalaxoow was the greatest lesder ever.. Iam proud to have hes name.

Ina gumeed cacaacalka joojiya .. Daroood waa laga mamnuucaa inay ever Somalia madaxwwyne ka noqdaan. Laangaab fooqul laangaab.
Yaaxoow, you just proofed murax's point.

Murax nicely setup, yaaxoow fell right into it.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: New hees haku qaado awrkaagu koonfurey !

Post by Khalid Ali »

dr yalaxow wa dameer all he know is sida lo dhaqdo dameerada use less foqal useless Dowladnimada reerkisa ku xaaray walina way so indha adagyihin savage people weye the demolition crew all they know is rape dragging the dead and burning corpse
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: New hees haku qaado awrkaagu koonfurey !

Post by Khalid Ali »

i for one now actually understand that it was not worth it fight siyad barre to destroy the Somali state for we thougt it would not lead to the destruction of the entire Somali state that was not our objective, but the hutus we liberated did a planet of the ape , Siyad barre dad xawayaan ah ayuu gaadhh ka haye hada dhag la qabta ma leh cadcadki bay kufsadeen magaaladi xamar bay gubeen sun bay ku aaseen baddi. and all they know about Dawladnimada is nin qeyrka ah oo gaal ah yurubiyan ama maraykan ah saqado isi wa ku tuugsana nooh isi ana doonaya ana usi qeybinaya somalida kale thats all they know about dowladnimada
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”