Mushaakilka taagan waxuu yahay geedkaan la yiraahdo DOQON MA WAAYE ee "social media" waxii doqon ahaa baa fadhiistay oo maanta dhan ka bacbacleh.
Halkaa ku meey joogsane odayaashii Soomaaliyeed bey har iyo habeen

microphone xun la hortaagan yihiin oo marxalad daan oo kale usoo jiido.
Odeygaan Soomaaliyeed waa nabadoon reerka Xassan Sheekh. Ayaan dhaweyd baa micophonki

xumaa isagoo hortaagan hadal kasoo baxay. Runtii anigoon badankood la yaabin Soomaalida maanta joogto heerka uus gaaray dhibta dhex taagan sheekhaan hadalkiisa waan la yaabay in sidaa isku qasantay wax amuuro siyaasad caam ah ummada Islaamka ka dhaxeeyso iyo ficil xambaarsan dhiilo collaad oo reer gaar ku socotay.
Runtii iyana waxeey tusaalo u tahay xumaanta uu Hassan Sheekh doonahaye in mar labaad Soomaali ka dhex beeranto.
Marka adeeroiw waad mahadsantahay hadaad na raali gelisay waana kaa ajiibnaye waxaan qurunka camerada la wareegahayo doonayaane sixir Soomaali ka dhex beeraan ka fagoow waxuushta