Page 1 of 1

Issaqow labo mid sameh

Posted: Fri Apr 12, 2024 8:54 pm
by Soron
Issaqow Ada nabad donesine nagadaya ise uu socodka oo xamar kuu so lama, majeerten inuku nigu deyda eh ciyaarta daya manta aduunku uu tartar meya eh gacmaha aa ise qabsano oo wadane iyo dawlade ane dhisano adi kaleh dee anaku aded qori iyo xoog ba isticma lena.