Baraarujin isaaq

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Baraarujin isaaq

Post by theyuusuf143 »

Mudanayal Iyo marwooyin dear isaaqs guud ahaan mandaqada Geeska Africa Iyo gaar ahaan dalkeenuba waxay waajahayaan marxalad cusub. For the first time in history there are no dominant forces in the horn. Dad hoos ahaaba kacay kuwo awood badnaana way wiiqmeen. For example tigrayga waa laga adkaaday oromadana soo hangagaartayna talo gacan Ugama jirto. Amxaaradu way ciil dagaalamayaan addisna malaha iyagu , waa dad Ku nool sakhrad taariikh hore oo soo hagaajisay.

Hawiye xoogaa way yara jiboodeen , I don't want them to fail completely. At the same time ma jecli inay Ka badbadiyaan wax Tamar tooda dhaafsiisan. Odhaah dameeraha khusaysa baa tidhaahda "don't put the cart before the the donkey" I think yaga intaas baa baraarujin iiga filan.. hawiye waa inay ogaadaan inaysan weligood xukumayn meel baraxley waqooyi Ka xigta.

Inagu hadaynu isaaq Nahay waa inaynu selfish noqono. The more selfishness the better. Waa inaynaan gaal , islaam iyo Somali toona Kala jeclaan . Waa inaynu yeelano dabeecad unpredictable ah. Mandaqadani ey walba wuxu shaqaysto buu leeyahay. Weliga cidna haw joojin aan reer keena Isaaq ahayn..
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”