Page 1 of 1

Idris tells HG that Isaaq are their only enemy

Posted: Thu May 30, 2024 12:57 pm
by KacdoonSool

Re: Idris tells HG that Isaaq are their only enemy

Posted: Thu May 30, 2024 3:47 pm
by theyuusuf143
Idiris is a faqash lover. Even the habar gidir knows him. The bond between habagidir and isaaq clans is unbreakable. Even the political issues between somaliland and Somalia doesn't effect the relationship. It's based on pure qabyaalad In other words daarood nacayb. Anaga warkayagu waa cadyahay. Habagidir waxaan cunfi ahaynba kuma wada socono. Weligayo xitaa salaad maanu wada tukan. Idinka iska dhaafe Xitaa haday abgaal oo walaalahoooda isku dhacaan ayakaanu gar Iyo gardaraba duulinayna.

Re: Idris tells HG that Isaaq are their only enemy

Posted: Thu May 30, 2024 3:53 pm
by theyuusuf143
Hadaan adoo dhulbahante ah Ku biraynayo , habagidir waxay taagan yihiin waxaas ninka isaaq biraynaya waa lax. ee Bini aadam maaha. Anaguna haday awr liqaan oo la dhaho ma arkayseen waxaanu taaganahy. Awr may liqine wuxu kiniin buu ahaa ay daawo ahaan u liqeen. :lol:

Re: Idris tells HG that Isaaq are their only enemy

Posted: Thu May 30, 2024 4:26 pm
by barbarossa
The wisdom-laden words of the famed HAG social media Pontifex Maximus, Idris, must be heeded by "beesha'" faithful.