Surre karbaashes Mareexaan

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Surre karbaashes Mareexaan

Post by Gubbet »

theyuusuf143 wrote: Wed Jun 19, 2024 10:41 pm
Gubbet wrote: Wed Jun 19, 2024 4:47 pm
theyuusuf143 wrote: Wed Jun 19, 2024 10:37 am I disagree. Fiqi muxumed sidad habagidir isku tihiin uunbaad Isku tihiin. Weliba dagaalada yaga idin dhex mara baaba Ka dhimasho badan kuwa habagidir idin dhex mara. Waxa laysku haya waa territory. Wadooyinkooda hadaad xanibtaan. Ayaguna inay kuwiina xanibaan bay xaq u leeyihiin oo ay xitaa hawadana idinka xidhaan. Xalku wuxu Ku jiraa in wixii suurta gala laga wada hadlo. My two cents . Wixii kaloo dhan waa iska wakhti lumis.
Niyoo waxaad aafarahaan ka garanaysid majirtee iska aamus fadlan. Wallahi 99.99% probability the Marehan from Mudug who comes across my writings in this topic is more liable to viciously insult and sideline ME—or rather even my ability to speak on this subject given my tone and careful reflection. You have no idea what a powderkeg even "Xeraale" is to the community it exists among today.

I know my clan. I know Marehan. I know what they are capable of given the state of their temperature. The last 10 years are littered with Marehan clashes in this central plateau with just every one of their neighbors on a monthly basis. Whole swathes of territory have exchanged hands in which the opposing clan lost it. There is not a single territory physically fought over with a rifle shot that Marehan "lost." USC + allies captured Mogadishu, Beled-Weyne, Baidoa, Kismayo, GAALKACYO—but was defeated trying to capture "Balanbale."

Iska aamus walaaloow. Xaaladu meelsha ay maanta mareeyso furaheedu keeni kari mayside. Iska aamus fadlan.

Let's be straight to the point. This is a Territorial disagreement there are only two options either we can negotiate or take the opposite. Have the courage to meet fiqi muxumed on the table and solve the whole issue through dialogue . Or keep going what ever you are Doing right now. I don't give a shiit how Many mareexaans told you ilaahay Ka yaab , my tol can kill you too and pray withing the same hour. Yaad u hanjabaysa laangaab yahaw laangaab Ku dhalay. You are More likely to be kicked out Somalia than surre.

I know my clan bla blaa :lol: tolkay baa xadhko igu hahaya uun weeya marka waxaaga oo dhan afsomali lagu turjumo. Xadhigad sheegaysidba makaa jarnaa right now bal halagu arko markad cirka soo dumisid meeshaad Ka gashee. Adeer meeshan tolkaa baad Ka difaacda anna tolkay baan Ka difaaca , weliba anaaba kasii xagjirsan, adigu qaraabo qaraabo iyo waxbaad Ka hadlaysaaye. Stay away from our corridors to Keep yours Safe.
:idea:

Literally cida arrintaan quseeyso is Dir and Reer Diini---there is not a single other Marehan clan who fought or even see Dir. For example, Wagardhac, Rer Siyaad Hussein, Celi, etc let alone Reer Hassan, Talxe, Cali Dheere,Reer Garaad, Reer Ahmed, etc in Gedo.

Amd even so, cida Dir ay is dagaashay oo is hayaan waa Marehan, Reer Mudug branch of reer Diini, Bah Ogaaden, and Reer Dalal + Reer Xirsi.

You are not even Dir? Much less Reer Mudug, or Surre let alone Fiqi Muxumud.

"Tolkaa" baad difaacaysa while aniga ayaa 'qaraabo qaraabo' ka hadlahayo? :lol:

War Dhulbahante bir kululaa :P
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Surre karbaashes Mareexaan

Post by theyuusuf143 »

I just stated the facts , meeshan ma quraan baynu Ku akhrinaa , tolkaa iyo tuulooyin kooda uunbaad Ka sheekaysa. Aniguna nimankaas aanu tolka Nahay baan gar iyo gardaraba kula socda. Xitaa haday ayeydaa dilaan , dafiraad baan lasoo istaagaya " islaantaas ilaahay haw naxariistee maanaan taaban" camal waa markaan ilaahay Ka yaabo weliba. :lol:
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Surre karbaashes Mareexaan

Post by Gubbet »

theyuusuf143 wrote: Thu Jun 20, 2024 2:53 am I just stated the facts , meeshan ma quraan baynu Ku akhrinaa , tolkaa iyo tuulooyin kooda uunbaad Ka sheekaysa. Aniguna nimankaas aanu tolka Nahay baan gar iyo gardaraba kula socda. Xitaa haday ayeydaa dilaan , dafiraad baan lasoo istaagaya " islaantaas ilaahay haw naxariistee maanaan taaban" camal waa markaan ilaahay Ka yaabo weliba. :lol:
Taas Dir iyo Daarood ba wey u guban lahaayeen.

More clearly, I am Marehan, reer Mudug, reer Diini?

I count 8 to Diini and 34+ to Mareexaan.

Meeshaan mee Original Dervish, ar ninkaan naga qabo walaaloow :lol: :shock:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Surre karbaashes Mareexaan

Post by theyuusuf143 »

Gubbet wrote: Thu Jun 20, 2024 3:03 am

Believe me I have never seen reer diini walking to this day . But I have seen them on television (I swear to my god , genuinely :lol: ) . I even remember the first mareexaan person I have seen on television. Jooqluu ahaa ilaahay ha caafiyee. 2007. Heestii iisoo dhawaaw.

It took me 7 years to meet mareexaans in real life. And the first one I have seen in 2015 was wagardhac, I have never Heard that name before. Waaryee waa Markii iigu horaysay ee aan faqash naag isku qabsano. Waana ii tanaasulay markii danbena walaalaanu noqonay. Anoo isleh waar malaa kani faqash dhaba maahee waa nin islaama. Baan hadana arkay kuwo kaloo ree ugaasa. Shaw mareexaan kuba dad xun maahee. Reer diiniga uunbaa xun. :lol:

Masiibada hawiye Ku dhacda mareexaana Ku dhacday. Hawiye waxa inta ugu badan sumcad xumada usoo jiidaa waa ceyr , mareexana waxa ummmada Ku diray waa reer diini. Wax Ka laangaabsana ma jiraan. Ilaahay beentu waa Ka xaraane hal qof baan Ka aqaan ceyr. Kaasna waa caaq.
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Surre karbaashes Mareexaan

Post by Gubbet »

theyuusuf143 wrote: Thu Jun 20, 2024 4:08 am
Gubbet wrote: Thu Jun 20, 2024 3:03 am
theyuusuf143 wrote: Thu Jun 20, 2024 2:53 am I just stated the facts , meeshan ma quraan baynu Ku akhrinaa , tolkaa iyo tuulooyin kooda uunbaad Ka sheekaysa. Aniguna nimankaas aanu tolka Nahay baan gar iyo gardaraba kula socda. Xitaa haday ayeydaa dilaan , dafiraad baan lasoo istaagaya " islaantaas ilaahay haw naxariistee maanaan taaban" camal waa markaan ilaahay Ka yaabo weliba. :lol:
Taas Dir iyo Daarood ba wey u guban lahaayeen.

More clearly, I am Marehan, reer Mudug, reer Diini?

I count 8 to Diini and 34+ to Mareexaan.

Meeshaan mee Original Dervish, ar ninkaan naga qabo walaaloow

Believe me I have never seen reer diini walking to this day . But I have seen them on television (I swear to my god , genuinely :lol: ) . I even remember the first mareexaan person I have seen on television. Jooqluu ahaa ilaahay ha caafiyee. 2007. Heestii iisoo dhawaaw.

It took me 7 years to meet mareexaans in real life. And the first one I have seen in 2015 was wagardhac, I have never Heard that name before. Waaryee waa Markii iigu horaysay ee aan faqash naag isku qabsano. Waana ii tanaasulay markii danbena walaalaanu noqonay. Anoo isleh waar malaa kani faqash dhaba maahee waa nin islaama. Baan hadana arkay kuwo kaloo ree ugaasa. Shaw mareexaan kuba dad xun maahee. Reer diiniga uunbaa xun. :lol:

Masiibada hawiye Ku dhacda mareexaana Ku dhacday. Hawiye waxa inta ugu badan sumcad xumada usoo jiidaa waa ceyr , mareexana waxa ummmada Ku diray waa reer diini. Wax Ka laangaabsana ma jiraan. Ilaahay beentu waa Ka xaraane hal qof baan Ka aqaan. Kaasna waa caaq. Waanba ogaa
Reer Diini sidaad sheegtay garan mayside, Mareexaan iyo reer Diini xagee u kala wadaa? :lol: Anigu waxaan la yaabay hadalkaagi tol baad difaacaysa to me :)
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Surre karbaashes Mareexaan

Post by theyuusuf143 »

Dee adigaa I hor dhigay, reer diini baan 34 sodon oday ugu tagaa , hadaa ma fiqi muxumed baa fataatiir tirsada. 40 wadaad oo ahlu bayt ahbay Dir ugu tagaan. Reer xiraabe goyta teedharoosaw. Walaahi baan bun layska dhimayn. Bal reer diini maxay mareexaan u tari karaan , waxad hawiye Ka xadaana laydiinma dhiibine . Anigu super laandheere isaaqa baan ahay , hantida durriyada barakaysan qaarbaa stock market ka new York taala. Ruushka somalida baanu nahay. Faankaanan Ku fiicnayn laandheerenimo dartaade hadaan kula walaaqdo permanent damage baa Kugu dhacaya. Kkkk
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”