Page 1 of 1

Puntiland Emarat ba lacag ku siiya inay dowlada Jokaar ku ahaato, wa laaluush quutayaal.

Posted: Thu Oct 03, 2024 2:21 pm
by bashe19
Wa æa hubaa Abudubai dahab bey ka daldalataa buuraha Sanaag oyo Bariba Waxay dooneysaa inay Puntiland imaarad yar o Somaliya ka go,an ka dhigto.


:dj:

Re: Puntiland Emarat ba lacag ku siiya inay dowlada Jokaar ku ahaato, wa laaluush quutayaal.

Posted: Fri Oct 04, 2024 7:47 am
by bashe19
Puntiland Sanaag iyo buuraha Bari Emaraarat iyo USA o ishuwan huwan ah lkn mareykan la qarinayo ayaa Habeen iyo maalin dahab ka qota, maalintii Soomaali la qortay ayaa qoda, Habeenkii marcenaias calooshod u shaqayste yaal ah qalab culus iyo nalal waaweyn wata ayaa qoda, amaankodana si saaida loo sigo.

Puniland lacagta mandata laga helo boqolkiiba waxay ka heshaa 0.02 percent. Oo ay baryootameyso weliba.
Dulinimo ka weyn weligey umasoo joogin.

:lost: