Madaxweynaha cusub

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Madaxweynaha cusub

Post by kaliil »

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Madaxweynaha cusub

Post by kaliil »

Lama kala guulaysane waynu wada guulaysanay reer Somaliland. Cirro dalka iyo dadka si cadaalad ah ayuu ugu arimin doonaa oo dadka wuu midayn doonaa. Dhaqaalaha hoos u dhaca weyni ku yimi waxbuu ka qaban doonaa oo dalkana mashaariic badan baa laga bilaabi doonaa sida ugu dhakhsaha badan.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Madaxweynaha cusub

Post by Khalid Ali »

Kaliil ciiro Hadi madaxweyne loo dhaariyo ma tageereysa gooni isutaaga Somaliland Aad Awal ja so horjeedo

Remember I am not opposed to koodhweyne I think it’s good for do to have transfer of power it’s good for sl image
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Madaxweynaha cusub

Post by kaliil »

Khalid Ali wrote: Thu Nov 14, 2024 5:32 am Kaliil ciiro Hadi madaxweyne loo dhaariyo ma tageereysa gooni isutaaga Somaliland Aad Awal ja so horjeedo

Khalid anigu weligayba waan taageersanaa gooni isutaaga somaliland laakiin way jirtay dhawr goor oo saluugay ama ka cadhooday qaabkaad wax u maamulayseen oo ka falaagoobay. 2017 muuse meesha si afgembi militari u eeg ayuu ku yimi kadibna ficiltan iyo ilameerayso ayuu nagu wareeriyay ,isaguna wakhti ayuu iska lumiyay. Runtii adigu inaad adeerkaa amaanto mooyee adigoo caytamaya ama hanjabaya kuma arag markaa wax xarash ah kuuma hayo adiga .
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Madaxweynaha cusub

Post by Khalid Ali »

amgu runti ki imada ba wa kii kale waan tageeraya madaxweynaha cusub hadu ciiro yahay xita there is no reason xita anigu mucaraad ku noqon mayo xukumaadisa ever there is no reason to dhat wa in madaxwweynaha lala shaqeyo eeh cusub anigu xita waxan ka jecelaahy inu ciiro badiyo sababto ah marka peaceful transfer of power ba dhacaya oo fiican sumcada Somaliland

mida kale 2017 muuse wadani wuu ka siyaasad iyo xulufo fiicna taasa guushisa keentey dhibaatada muuse haysey waxay ahayd la taliyaal mu haysan iyo dagaalo u ka nassan waayey , suldaan wabar marki dambe dagaalki ceel afweyn caare ooo baxay marki dambe corona dhaqaalo xumo marki dambe dagaalki laascanood ,, deetana oofwareen , mu nassan run ahaanti wa in looo garaaba

inshalla ghayr guul bay ku dhamaan natiijada doorashada
sadaashuwa wa khayr
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Madaxweynaha cusub

Post by kaliil »

Khalid Ali wrote: Thu Nov 14, 2024 6:32 am amgu runti ki imada ba wa kii kale waan tageeraya madaxweynaha cusub hadu ciiro yahay xita there is no reason xita anigu mucaraad ku noqon mayo xukumaadisa ever there is no reason to dhat wa in madaxwweynaha lala shaqeyo eeh cusub anigu xita waxan ka jecelaahy inu ciiro badiyo sababto ah marka peaceful transfer of power ba dhacaya oo fiican sumcada Somaliland

mida kale 2017 muuse wadani wuu ka siyaasad iyo xulufo fiicna taasa guushisa keentey dhibaatada muuse haysey waxay ahayd la taliyaal mu haysan iyo dagaalo u ka nassan waayey , suldaan wabar marki dambe dagaalki ceel afweyn caare ooo baxay marki dambe corona dhaqaalo xumo marki dambe dagaalki laascanood ,, deetana oofwareen , mu nassan run ahaanti wa in looo garaaba

inshalla ghayr guul bay ku dhamaan natiijada doorashada
sadaashuwa wa khayr

Waa run oo intaas oo caqabadoodba wuu la kulmay muuse laakiin caqabadahaa qaar buu si fudud ku xalin karayay haduu dadka taladooda qaadan lahaa. Arinta caare oo kale oo ahayd cadho ka kacday dagaalkii sacad yoonis iyo biciide oo bilaabmay wakhtigii dawladii siilaanyo,caare oo markaa 50 wiil keliya la joogaan oo degmada ceelafweyn jooga ayay odayaashu muuse ka codsadeen in la casino, muusena wuu diiday oo wuxu yidhi ha isasoo dhiibo oo inta maxkamad la geeyo hala xukumo kadibna waakii caare baxsaday e intuu Puntland galay isasoo hubeeyay.
Sida kale muuse ma xuma laakiin wuu madax adagyahay. Komishanka xiitaa waadigii ogaa riyoraac oo kulmiye ahaa ayuu 2 sano wakhti inagaga lumiyay aakhirkiina mucaaridka ayaa tanaasulay markay arkeen inaanu muuse tanaasulayn. Muuse wuxu haystay fursad fiican oo mar 2aad lagu door to laakiin madax adayga iyo tanaasul la'aanta ayaa lagaga yaacay. Haduu hambalyeeyo oo sidan ku tago wuxu yeelanayaa taariikh fiican iyo sumcad fiican oo wuxu qabtay 2 doorasho oo aanu faragelin oo xor iyo xalaal ah
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Madaxweynaha cusub

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Thu Nov 14, 2024 5:54 am
Khalid Ali wrote: Thu Nov 14, 2024 5:32 am Kaliil ciiro Hadi madaxweyne loo dhaariyo ma tageereysa gooni isutaaga Somaliland Aad Awal ja so horjeedo

Remember I am not opposed to koodhweyne I think it’s good for do to have transfer of power it’s good for sl image
2017 muuse meesha si afgembi militari u eeg ayuu ku yimi kadibna ficiltan iyo ilameerayso ayuu nagu wareeriyay ,isaguna wakhti ayuu iska lumiyay. Runtii adigu inaad adeerkaa amaanto mooyee adigoo caytamaya ama hanjabaya kuma arag markaa wax xarash ah kuuma hayo adiga .
Beenta jooji 2017 doorasho xor iyo xalaala baa dhacday. Anagaana ugu gurnay muuse oo mesiah Ku sheegnay. Wayba iska sii cadayd inuu heliyo waayo Bari iyo galbeed ba way wateen.

Hagbadii yarayd ee aanu sacad muusaha la galnay baad masayr Ka qaadeen. Heer aad intad gacan libaax Ku shirteen yidhaahdaan habar awal iyo HJ toona nooma iman karaan. Caare oo yara sakhraansan baad istaadheen, markaasad dhabayaco u gasheen
.
Hadana buurtaad gasheen. Markaasad weliba hiil u muujisen huwanta. Oo ay naanaysi idinka raaceen. Muuse iyo reer kiisaba xumaanta idinka geliyey. Gari allay taqaan. Idinka oo dadka ugu itaal xun baad maalin walba hanjabaysen. Bahalka xoog laguma helee xoodaamin baa lagu helaa. Kursiga iyo siilku waa isku mid.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Madaxweynaha cusub

Post by kaliil »

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Madaxweynaha cusub

Post by Khalid Ali »

Congratulations cabdirahman ciiro
Guul inshalla madaxweynaha cusub eeh somaliland 7 sanne eeh so socda Guul inshalla
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Madaxweynaha cusub

Post by theyuusuf143 »

Khalid Ali wrote: Tue Nov 19, 2024 3:22 am Congratulations cabdirahman ciiro

If the 7 years became normal. I suggest we should amend the constitution. The 2 term should be reduced to one term , which is 7 years only with no re, election.

Re, election campaigns distract the government to focus on doing their job well.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Madaxweynaha cusub

Post by BigBreak »

theyuusuf143 wrote: Tue Nov 19, 2024 6:02 am

and if after seven years the presidential election does not take place then the current president should be replaced on his seventh anniversary by his vice president for an interim period until the presidential election finally takes place

Somaliland needs to have a president serving just one non-renewable term of 7 years and that the president is elected by only parliamentarians, no more direct elections for the presidency
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Madaxweynaha cusub

Post by Khalid Ali »

BigBreak wrote: Tue Nov 19, 2024 6:32 am

ur crazy we should always promote democracy one man one vote the people decide thats the way forward no parliamanterians , are u turning our great democracy as the bunker their parliament handpicks their leader
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Madaxweynaha cusub

Post by BigBreak »

Khalid Ali wrote: Tue Nov 19, 2024 7:14 am
BigBreak wrote: Tue Nov 19, 2024 6:32 am
theyuusuf143 wrote: Tue Nov 19, 2024 6:02 am

If the 7 years became normal. I suggest we should amend the constitution. The 2 term should be reduced to one term , which is 7 years only with no re, election.

Re, election campaigns distract the government to focus on doing their job well.
and if after seven years the presidential election does not take place then the current president should be replaced on his seventh anniversary by his vice president for an interim period until the presidential election finally takes place

Somaliland needs to have a president serving just one non-renewable term of 7 years and that the president is elected by only parliamentarians, no more direct elections for the presidency

ur crazy we should always promote democracy one man one vote the people decide thats the way forward no parliamanterians , are u turning our great democracy as the bunker their parliament handpicks their leader
no Khalid we should have democratic elections one person one vote for only the lower house Golaha Wakiilada and then the democratically elected MPs can choose the president of our country JSL. So nothing like failed Somalia is what I'm proposing to copy
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Madaxweynaha cusub

Post by theyuusuf143 »

BigBreak wrote: Tue Nov 19, 2024 6:32 am
theyuusuf143 wrote: Tue Nov 19, 2024 6:02 am
Khalid Ali wrote: Tue Nov 19, 2024 3:22 am Congratulations cabdirahman ciiro
Guul inshalla madaxweynaha cusub eeh somaliland 7 sanne eeh so socda Guul inshalla
If the 7 years became normal. I suggest we should amend the constitution. The 2 term should be reduced to one term , which is 7 years only with no re, election.

Re, election campaigns distract the government to focus on doing their job well.
and if after seven years the presidential election does not take place then the current president should be replaced on his seventh anniversary by his vice president for an interim period until the presidential election finally takes place

Somaliland needs to have a president serving just one non-renewable term of 7 years and that the president is elected by only parliamentarians, no more direct elections for the presidency
Correct. This is the most efficient way we can run our country . Seeking second term always creates unnecessary quarrels. So we should keep it 7 maximum. The ruling party can can still bring new Candide other than the president himself.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Madaxweynaha cusub

Post by Khalid Ali »

Why would u put the countrys future leadership in the hands of a few mps when the people directly can elect their vice president and president i think this is the best way or form of democracy one man one vote elect our leader. this what the people want 7 years ago they wanted Muuse Biixi 7 years later they want abduraxmaan ciiro ,so be it in 7 years time they might want some one else this is a choice of democracy we have to live with this , this is the best way forward our system works
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”