Dagaal Khasaaro Geystay Oo Beelaha Isaaq Iyo Ogaadeen ku Dhex-maray Deegaanka Dacawalay Ee Itoobiya
November 20, 2024
Faah-faahin dheraad ah ayaa Ka soo kordhay dagaalkii maanta ka dhacay Hawdka Ethiopia Ee deegaanka Dacawalay waxaana la sheegayaa in Dhimashadu Korodhay.
Dhimashada ayaa Maraysa ilaa hadda 4 qof dhaawacuna Wuxu marayaa ilaa 6 qof waxaana dagaalku u dhaxeeya laba belood Oo Halkaasi wada dagan.
Dagaalka ayaa caawa dib U Bilaabmay waxaana Gurmado kala duwani Ka socdaan Degaanada Ku Teedsan Goobaha dagaalku ka dhacay ee Dacawalay dagaalkaasina wuxuu u dhaxeeyaa beelaha Isaaq Arab Iyo Ogadeen.
Xaalada ayaa saacad Kasta sii balaadhan karta hadaan odayaasha labada dhinac xaalada gacanta Ku qaban alle Hakala Qaboojiyo.
Breaking news war beteeen Arab and Ogaden in kilinka shabaad
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Breaking news war beteeen Arab and Ogaden in kilinka shabaad
If you were fighting Ogaden you would know about it.
You are fighting one of the smallest sub sub subclans of Ogaden.
You are fighting one of the smallest sub sub subclans of Ogaden.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Breaking news war beteeen Arab and Ogaden in kilinka shabaad
its not my clan its Subeer celi a subclan of Arab that is doing the fighting and they know how to stand their ground
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Breaking news war beteeen Arab and Ogaden in kilinka shabaad
Nin walawba reer Ka kugu aadan Ka dhaanso. Hoobiyaha ha badsadaan arabku. Cagdheer tu ciidanka dawladay isticmaasha markay doonto. Daba qoodhiga laftooda Hala laayo wixii cagdheera.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Breaking news war beteeen Arab and Ogaden in kilinka shabaad
You went from a war hawk at the siege of Lascaanood....to a peacenik after Goojacadde.....now your back to avwar hawk.Khalid Ali wrote: Wed Nov 20, 2024 7:21 pm its not my clan its Subeer celi a subclan of Arab that is doing the fighting and they know how to stand their ground
Explain your current position sxb......your flip flopping all oblver the place. Do you support a new war against Dhulbahante?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 2433 Views
-
Last post by kaliil
-
- 1 Replies
- 857 Views
-
Last post by shidow1
-
- 0 Replies
- 612 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 24 Replies
- 2005 Views
-
Last post by mahoka
-
- 4 Replies
- 1220 Views
-
Last post by new-york23
-
- 4 Replies
- 619 Views
-
Last post by new-york23
-
- 7 Replies
- 608 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 12 Replies
- 1391 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 33 Replies
- 4172 Views
-
Last post by DonCorleone