That Fat B1tch Adna Resigns
Posted: Tue Dec 20, 2005 7:13 pm
Wasiirada Arimahada Dibada Ee Jamhuuriyada Isku Magacowday Somaliland Oo Iscasishay
Dec 19, 2005 By:Cabdiqaadir M. Xasan
Hargeysa(Radiossc.net) Waxaa si lama filaan ah isu casishay Wasiirada Arimaha Dibada Ee Maamulka Hargeysa ka arimiya ee Adna Aadan Dhakhtar, ka dib markii uu sii xoogaystey khilaaf aad u ba'an oo waayadan dambe u dhexeeyey iyada iyo Ina Rayaale, maantana soo gaadhay inuu sida fulkaanaha u qarxo..
Sida ay wararku tibaaxayaan, arrintani waxay ka dhalatay khilaaf u dhexeeyey iyada iyo Ina Rayaale oo ahaa mid isa soo tarayey, maantana gaadhay heer aanu isqarin Karin.
Sidoo kale Wasiiradu waxay ku andacootay in uu Ina Rayaale ka fara maroojiyey Ictiraafkii ay uu raadinaysey, arrintaasi waxay ku tilmaantay mid aan meesha qabanin. Adna Aadan Dhakhtar waxaa kaloo ay ka war heshay waayadan dambeba in xilkeedan la doonayo in laga qaado, wasaarada warfaafintana Maamulka Hargeysana loo dhiibi doona.
Waxaa kaloo layska dhex marayaa in ay wasiiradu aad uga xumaatay safarka Ina Rayaale oo ay ahayd sida Baratakoolku dhigayo in ay iyadu raacdo, wixii hawla ahna loo daba fadhiisto.
Wixii ka soo kordha waanu idin la soo socodsiin doona…
Cabdiqaadir M.Xasan
Hargeysa
Soomaaliya
Radiossc.net