Intii aan BAD QBAYEE....Iminkoon Besteey Ahay BAROO miyaa !

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Intii aan BAD QBAYEE....Iminkoon Besteey Ahay BAROO miyaa !

Post by Daanyeer »

"Intii aan BAD QABAYEE baaskiisu igiu badan haba baran lahaay haw u bixin lahaayaa..imminkoon besteey ahay BAROOR miyaa WAX II TARI "

Last Updated Tues Dec,20, 2005, 13:30 Pm -- Mogadishu Somalia

Odayaal Digil iyo Mirifle oo sheegay in dagaal ay ka xigaan qorshihii daraasaadka ee ku soo dhamaaday Jowhar

Mogadishu 20 Dec. 05 ( Sh.M.Network) Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle ayaa sheegay in dagaal ay ka xigaan qorshihii daraasadda dib u dhiska dalka ee ku soo dhamaaday magaalada Jowhar ee lagu kala qeybiyay gobolada dalka Somalia.

Odayaashaasi iyo waxgaradkaasi ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in ay arkeen in la doonayo baab'inta midnimada beelaha Digil iyo Mirifle, iyadoo dad iyo degaan ahaan la doonayo in loo kala qaado.

Waxa ay sheegeen in taasi hadii ay dhacdo in ay ka hortagayaan oo naf iyo maalma ay u hurayaan isla markaana ay ka xigaan dagaal hadii qorshahaasi ay sameysay wasaaradda qorsheynta aysan dib uga noqon.

Muwaadiniinta beelaha Digil iyo Mirifle ayay u sheegeen in arintaan ay tahay mid lagu kala wiiqayo jiritaanka beelahaasi isla markaana ay u diyaar garoobaan sidii ay uga hortagi lahaayeen.

Waxa ay ugu baaqeen xildhibanada ka soo jeeda beelaha Digil Iyo Mirifle ee ka tirsan dowladda FS in magaalada Baydhabo ay kulan ku yeesheen isla markaana ay go'aan ka qaataan arinkaasi, iyagoo sheegay xildhibaankii beesha ka soo jeeda ee aan ka qeybgalin kulankaasi aanu matalin beesha.

Warsaxaafadeedkaasi oo nuqul ka mid ah soo gaaray shabelle ayaa waxaa ku saxiixnaa Ugaas Barre Cali Maadeey. Ugaas Eedow Maxaad haduuman, Ugaas Isaaq Xuseen Daa'uud, Max'ed Cabdi farey, Max'ed Cabdi Fare iyo kuwo kale.

Shabelle Media Network, Mogadishu
User avatar
Axlaan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1685
Joined: Tue Oct 14, 2003 7:00 pm
Location: Geedkii Jaceylka

Post by Axlaan »

Laughing@ Digil iyo Mirifle . That's just weird names for qolooyin.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

Is waseen kuwa la yidhaa baa ka daran.
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Post by Cawar »

Digil and Mirifle......> the only qabil that kicked HG's ass.
Laughing
User avatar
Axlaan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1685
Joined: Tue Oct 14, 2003 7:00 pm
Location: Geedkii Jaceylka

Post by Axlaan »

[quote="Dhaga Bacayl"]Is waseen kuwa la yidhaa baa ka daran.[/quote]

Laughing Laughing ceeb badanaa. How about habar awal, kuwaa ka masii darnoo.lol Are digil and mirifle part of the hawiye family?
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Habar awal wey ka sii darantahoo waa runta , dhowaan baad ka warami doonta . Laughing
User avatar
dhuusa_deer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8152
Joined: Wed Feb 09, 2005 4:13 pm
Location: Canada

Post by dhuusa_deer »

[quote="Axlaan"] Are digil and mirifle part of the hawiye family?[/quote]

Nope. Hawiye and Isaaqs don't accept bastards and foriegners into their clan confederation. Unlike Daroods who accept every lost child under the sun.

Darood stands for: Dabo Orod!
User avatar
Axlaan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1685
Joined: Tue Oct 14, 2003 7:00 pm
Location: Geedkii Jaceylka

Post by Axlaan »

[quote="Ina Baxar"]Habar awal wey ka sii darantahoo waa runta , dhowaan baad ka warami doonta . Laughing[/quote]

Whatever do you mean ina baxarow?
I'm bit Confused

dhuusa,
loooooooooooool are you drunk walaal?
User avatar
dhuusa_deer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8152
Joined: Wed Feb 09, 2005 4:13 pm
Location: Canada

Post by dhuusa_deer »

[quote="Axlaan"]
dhuusa,
loooooooooooool are you drunk walaal?[/quote]

only when you're around.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Confused is exactly how I want you to be my dear.
I'm so Laughing Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”