Page 1 of 5

Somali Maah Maah

Posted: Sat Dec 24, 2005 3:52 pm
by Cawar
As they say Somali been way sheegtaa laakiin been ma maah maado...how much do you know?? how many??

Here are some (ka faa'iideyso):


Aan wada hadalno waa aan heshiino.

Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar.

Abeesana dhul u eki bay wax ku dishaa.

Abkeey dooli diloow, dad nool maas u dahaa.

Aburku inta aanu kugu candhuufin ayaa lagu tufaa
Adduun i khatal.

Adduunyo ka kabo li'id, aakhirana u salaad li'id.

Ari jiri ma kala abaal waydo.

Add some if you can.

Posted: Sat Dec 24, 2005 3:55 pm
by The Arabman
Luuq luuq maroow laami lees ku dhacaa.

Posted: Sat Dec 24, 2005 3:55 pm
by intellex
diikh hadiis dooro ku dhooso ukun lee madhalaayooo? Laughing Laughing

Posted: Sat Dec 24, 2005 3:57 pm
by LionHeart-112
Habartii Wase Walaalkiisuu Dhalaa.

Just made it up..Dang i'm a fu.cking genius! Laughing Laughing Laughing Laughing

Posted: Sat Dec 24, 2005 3:58 pm
by Cawar
Intelx lol


Arabman you left out an important word: Laazim.



Some more:


Ari jiri xil bay wadaagtaa.

Ari-jiri ma kala abaal weydo.

Adin waa la dhibaa, ilna waa la dhawraa.

Adoo nabad u balawaara, beloy kaalay lama yari.

Af aamusani marti ma sedo.

Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho.

Af aanad lahayn lama qabto.

Af daboolan dahab.

Posted: Sat Dec 24, 2005 3:59 pm
by intellex
yea just like my ........... kuukuuu Laughing

Posted: Sat Dec 24, 2005 10:41 pm
by kambuli
Doqon hooyadii waa la diric.
Dantii mooge maro duuga hortiisuu dhamaadaa.
Deeqsii Ilaahay ma xilo.
Fule hooyadii ma goblanto.
Tuke goor ay saalo ka dhacday ma oga.

Posted: Sat Dec 24, 2005 10:45 pm
by sexy-kitten
My favorite;

"Far iyo meel bukta ayaa is og"
It has a good meaning behind it.

Posted: Sat Dec 24, 2005 11:02 pm
by BARIIS&BASTOO_BOY
sexy kitten you dirty girl Laughing Laughing Laughing

i like that one fartaa gilii Wink

Posted: Sat Dec 24, 2005 11:06 pm
by *zabah
I like af aadan laheyn aamu lama dhaho... Laughing Laughing

So true...

Posted: Sat Dec 24, 2005 11:07 pm
by sexy-kitten
^^Who said anything about far isgalin? Confused

Posted: Sat Dec 24, 2005 11:40 pm
by Xplosive
[quote="LionHeart-112"]Habartii Wase Walaalkiisuu Dhalaa.

Just made it up..Dang i'm a fu.cking genius! Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]

Laughing Laughing Laughing

Posted: Sat Dec 24, 2005 11:48 pm
by LionHeart-112
Xplosive...Would u say i'm talented? Laughing Laughing

Posted: Sat Dec 24, 2005 11:50 pm
by BARIIS&BASTOO_BOY
not unless you do that lionheart Laughing

Posted: Sat Dec 24, 2005 11:50 pm
by LionHeart-112
bariis&baasto...what? do what?