Fighting Breaks out in Somaliland: Qaldaan Mooryaans

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Fighting Breaks out in Somaliland: Qaldaan Mooryaans

Post by AbdiWahab252 »

Xaaladda Mag.hargaysa oo dagan, ka dib dagaal ka dhacay maanta halkaasi


Hargeysa 24 Dec. 05 ( Sh.M.Network) Xaaladda Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ayaa xasiloon ka dib markii maanta uu halkaasi ka dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa fudud , dhagxaan iyo quraarado ay ganayeen Maleeshiya beeleed gacanta ku dhigay xalay saqdii dhexe Cusbitaalka Guud ee Magaalada hargeysa..

Is rasaaseyntii saaka Hargeysa ka dhacday ayaa waxaa ku geeriyooday sida la shaaciyay ilaa iyo sadax ruux ugu yaraan 15 kalana waa ay ku dhaawacmeen , waxaaan dhaawaca ugu badan uu soo gaaray sida ay wariyaashu sheegeen Ciidamada Booliska iyo kuwa Milatariga Somaliland.


Ciidamada Somaliland oo ku hubeysnaa Gawaarida Dagaalka iyo Beebayaasha ayaa la sheegay inay gudaha u galeen duhurnimadii maanta Cusbitaalkaasi , balse gelinkii dambe ee maanta dib looga soo saaray , iyadoo laga baqay in iska hor’imaadka uu sii xoogeysto .

Warka ayaa waxa uu sheegayaa in Beesha weerarka ku qaaday Cusbitaalka ay maanta halkaasi ka qaateen meydka nin habeen hore lagu dilay Hargeysa , galabtana lagu aasay Qabuuraha magaaladaasi markii beesha uu ka soo jeeday ee weerarka geysatay lagu qanciyay arintaasi.

Dagaalka maanta hargeysa ka dhacay ayaa lugta ku hayay muran ku saabsan lahaanshaha dhul oo ku wada doodeen laba Jilib oo ka wada Tirsan Beesha Sacad Muuse , waxaana lagu waramayaa in beesha weerarka maanta qaaday horey lagaga dilay nin ay ilma adeer ahaayeen marxuumka habeen hore lagu dilay baangad oo xalay caloosha ay ka saareen si aanu u qurmin iyagoo ku andacoonayey inaan la aasi doonin ilaa iyo inta laga dilayo ninka dilka geystay iyo nin kale oo dowladda u xiran , laguna xukumay dil balse aanu la fulin , waxaana labada eedeysane ay ka soo jeedaan hal beel .

Waxaana lagu waramayaa inuu dhaawac fudud iska hor’imaadkaasi ka soo gaaray Taliyaha Guud Ciidamada Somaliland Nuux ismaciil Taani, arintani ayaa waxa ay sababtay maanta in ismaandhaaf uu soo kala dhexgeliyo Golaha Xukuumadda Maamulkaasi , waxaana warka uu sheegayaa in Lataliyaha Madaxweynaha Somaliland ninka lagu magacaabo Waran Cadde uu dharbaaxeeyay Wasiirka arimaha gudaha.


Maleeshiyooyin beeleedyada ninka la dilay ayaa la sheegay in xalay iyagoo ku hubeysan Qoryaha R- Beedhee ay ka yimaadeen Deegaanka Gebiley si dagaalka ay uga qeybqaataan .
Cusbitaalka Hargeysa ayaa dhibaatooyin ay ka soo gaareen tacshiiradaha labada dhinac ay is weydaarsanayeen beelaha muranka uu ka dhaxeeyo ee kala ah Jibriil Abokar iyo reer Samatar oo ah qolada dilka geystay markii hore kana soo wada jeeda Sacad Muuse

Arintan ayaa waxa ay ku soo beegantay Xilli Maamulka Somaliland uu ka meermeerayo fulinta ku dhowaad ilaa iyo 87 Xukun oo dil ah oo laga sugayay inuu saxiix ku duugo Daahir Riyaale Kaahin Madaxweynaha maamulkaasi , oo la tilmaamay inuu arintaasi fulinteeda kaga fogaaday si aaney Xukuumadiisa Cambaareyn kulul uga imaan Hey’adaha Xuquuqul Insaanka oo is hortaagi karta geedigiisa aqoonsi u raadinta Maamulkiisa oo sheegay inuu Soomaaliya inteeda kale ka go’ay sanadkii 1991-kii balse caalamka aanu weli aqoonsi siin.
intellex
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6226
Joined: Thu Mar 24, 2005 10:33 am
Location: behind you

Post by intellex »

cabdi hutu

how do you come up with this sht sxb Laughing you know them qaldaan will kick your skinny ass with sabaaxad Laughing
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Post by Cawar »

"dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa fudud , dhagxaan iyo quraarado ay ganayeen Maleeshiya beeleed gacanta ku dhigay xalay saqdii dhexe Cusbitaalka Guud ee Magaalada hargeysa"


I dont think they are real mooryaans if they're using this kind of Hub Laughing Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Qaldaan and mooryan don't go together in a sentence. Whatever is the case they are not doing it "to eat" Laughing
Good lawd , sacad musihi dhexdiisi weeyi sheekadani Mad.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

quote-->Maleeshiyooyin beeleedyada ninka la dilay ayaa la sheegay in xalay iyagoo ku hubeysan Qoryaha R- Beedhee ay ka yimaadeen Deegaanka Gebiley si dagaalka ay uga qeybqaataan
--------------------------------------------------------------------------------------
Unfortunately I think it is inaccurate , like every other thing you post . Laughing
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Post by XidigtaJSL »

How you mooryaans and faqash love for Soalilanders to turn on one another and kill each other Very Happy in your dreams, we are way civilised than you hutus
intellex
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6226
Joined: Thu Mar 24, 2005 10:33 am
Location: behind you

Post by intellex »

civilized kulahaa

ina love adiga iyo civil nimo 5 ayaad kala tihiin Very Happy
User avatar
CrazySommies
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2880
Joined: Fri Feb 13, 2004 7:00 pm
Location: www.Zoomaliawatch.org

Post by CrazySommies »

blimey,
I can understand boonlanders, but Hawiye Shocked
intellex
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6226
Joined: Thu Mar 24, 2005 10:33 am
Location: behind you

Post by intellex »

habartaa iyo tii ku dhashay ayaa boon crzay Very Happy ee iska celi cabdi hutu nacalad yahay futuda qurmoon
User avatar
Xplosive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8311
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Da Hood

Post by Xplosive »

[quote="intellex"]habartaa iyo tii ku dhashay ayaa boon crzay Very Happy ee iska celi cabdi hutu nacalad yahay futuda qurmoon[/quote]

LOL war usheeg.. cabdi hutu iyo puntland maxaa isu keenay?

Crazy, war iska qabo mooryaanta waryaa naagyahoow Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

I gotta give credit to Allpuntland.com. They have posted the story and refered it to the one guy that I have seen reporting it the most accurately so far.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Post by XidigtaJSL »

Abdi


How's the isbaaro business going nowadays in Xamar Laughing
intellex
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6226
Joined: Thu Mar 24, 2005 10:33 am
Location: behind you

Post by intellex »

why dont you ask your mother he has one in her s11l Laughing Laughing
User avatar
CrazySommies
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2880
Joined: Fri Feb 13, 2004 7:00 pm
Location: www.Zoomaliawatch.org

Post by CrazySommies »

Intellex,

Ur s11l is so wide open and ugly even flies refused to swarm and nipple on it.
intellex
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6226
Joined: Thu Mar 24, 2005 10:33 am
Location: behind you

Post by intellex »

oeeeww

come stronger than that you joke is lame just like your mothers naas Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”