
Ilow bisinkaa u weyn
Aqoon barashaa ka weyn
Bilaahi yaqiin u weyn
Xijaabna burgahaa u weyn
Naftaydaa badh baad tahoo
Jacayl igu biirey baa
Jidhka igu baahayee
Wadnaha boholyoo ku weyn
Caashaqu been been ka weyn
Bukaan xaalkani ka weyn
Beerkey adaa ku weyn
Beerkey adaa ku weyn
Adaa igu weyn
Sexyey adaa igu weyn
Shuga Xidigahaa ka weyn
Balan guur baa u weyn
Barwaaqaa nolol u weyn
Jacaylkuna waa badweyn
Klagacal lama baylahshe
Axdigu buurahaa ka weyn
Axdigu buurahaa ka weyn