Bah Ogayslabe Supremacy in Ceerigaabo District

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Garaad_LQ
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5648
Joined: Tue Oct 12, 2004 10:42 am
Location: Sanaagachusetts , USA

Bah Ogayslabe Supremacy in Ceerigaabo District

Post by Garaad_LQ »

Sanadku marku ahaa 1943, ayaa niman Bah ogayslabe ahi ku laayeen niman Muuse care ah ceel u dhexeeya Magalada Cerigaabo iyo Ceel Afwayn, halkaaso ay ugu tageen niman Muuse Care ah oo xoolo ka waraabsanaya.

Markii nimanka Bah ogayslabe ceelka yimadeen ayay joojiyeeen xoolihi ka cabayay meesha, fardahoodina ku sii daysteen biyihii xoolaha nimanka Muuse care ushubeen, marki taasi dhacday ayaa nimanki Muse care qaylo iyo dagaal meshi ka bilaabeen, ka dibna nimanki Bah Ogayslabe ayaa ku dilay ceelka darkiisi 6 nin oo ka tirsana nimankii Muuse care ee xoolaha ka waraabsanayay ceelka.

Marki shekadani dhacday ayay faaftay oo markiiba deegaanki wada gaartay, laakin wax u jawaaba ama wax gaarsiiya ayaa la waayay nimanki Bah Ogayslabe, ka dibna waxay ku soo laabteen Guryahoodi.

Waxa aad uga carooday falkan nin Habar Jeclo ah "reer yoonis", oo ka tiriyay gabaygan.

Waa Muuse Ismaaciil nimankay ceebtu aad u dhaxashaaye
Iyagay dhamcoojiyo ku noqon dhiriq sideediiye
War Muuse Cabdale dhuuha maxaa dhegaha loo awtay
Sacad Yoonis kii dhaaran jiray, dhedada maxaa saaray
Muuse care waa dhowr ninoo dhaaran kari waaye
Dagaal uma dhigtaan ciilna waa u dhacara goosteene
Garaad cabdalaha dhaa dheeri haduu idin dhibaateeyo
Oo laysla dhaco maydin kaan laydin dhinac taagnayn
War mayaga dhagaxa oo idinka dhoobo noqonaaaya
War maydinkaan tol aad ku dhaarataan iyo dhalasho wayn haysan




.
.
.
.
.
bal aan Maakhir haybsado Very Happy
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Post by Samatr »

Ugayslabe soo ma ahaa kuwan oo hindii sheegtay. Lix nin oo la dilay wax lagu faana ma ahaa. Anaguna colaad ilaa 60 sano ayaa maalin dow la heeshiinay reer Hagar.

Muusayaal HY waad soo dhaafi waydeen ee sheeka kale ma noo haysaa?
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

Laughing
User avatar
Garaad_LQ
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5648
Joined: Tue Oct 12, 2004 10:42 am
Location: Sanaagachusetts , USA

Post by Garaad_LQ »

Bah Ogayslabe iyo Ogayslabe waa two different sub-clans don't mix it ..
bah ogayslabe waa a sub Clan of Garaad Abdalla who settles in Degmada ceerigaabo with Nuux cumar labada jilib oo ah a sub-sub-sub-sub of Warsangeli ayaa is aragtaan ee warsangeli kale ma aad aragtaan dagaladii ceerigabo na waxa idinla dagalamayay labada jilib kaliya ayay ahayeen markasaad moodeen in Warsangeli oo dhan idiin soo jeestay ...

lakiinse adiga Hawd degan degaan kaga aslka ah miyaano ahaayn Sanaag Yaa Hawd ku geeyay oo degaankagii ka eryay tolow oo inta idinka hadhay na buuraha saaray ?
nimankii Ceerigaabo ka cararay in nur afdhal era yay ahayeen ...ceerigaabo waa ladin ka xoogay ee degaan Warsangeli ma'ay ahayn ....
User avatar
Rampage
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 785
Joined: Sun Apr 10, 2005 1:20 pm
Location: Soul. Beatin the shit out niggas propa, I beat’em till they holla, beat’em til the cops come.

Post by Rampage »

Garad sxb Warsangeli waa BahOGAYslaabe, Nuux Cumar, Dubays. Inta kale waa yaryarka, markaas haku saqajaamin waxaas sxb Very Happy

Takale, HabarYoonis waxaa geeyey Hawd waa dhul baladhsi sxb, if anybody pushed them dee ilaayo maanta ceerigaabo adiga maayar muu kuu noqon lahayn, ee garaad cagda dhulka deji.
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Post by Samatr »

[quote="Garaad_LQ"]Bah Ogayslabe iyo Ogayslabe waa two different sub-clans don't mix it ..
bah ogayslabe waa a sub Clan of Garaad Abdalla who settles in Degmada ceerigaabo with Nuux cumar labada jilib oo ah a sub-sub-sub-sub of Warsangeli ayaa is aragtaan ee warsangeli kale ma aad aragtaan dagaladii ceerigabo na waxa idinla dagalamayay labada jilib kaliya ayay ahayeen markasaad moodeen in Warsangeli oo dhan idiin soo jeestay ...

lakiinse adiga Hawd degan degaan kaga aslka ah miyaano ahaayn Sanaag Yaa Hawd ku geeyay oo degaankagii ka eryay tolow oo inta idinka hadhay na buuraha saaray ?
nimankii Ceerigaabo ka cararay in nur afdhal era yay ahayeen ...ceerigaabo waa ladin ka xoogay ee degaan Warsangeli ma'ay ahayn ....[/quote]

Niyoow weligeedba deegaanka Muuse Carre Togdheer ayay aheed, Sanaagna waa dhul jilibka Jibriil Aadanku qaar ka degaan. Hawdna dhul aan ka xoognay cagdheer iyaguna waa nimanka ugu tira badan daarood. Hadaad wax xoog leedihiin Sanaag iyo Bari maxaad uu soo dhaafi weydeen. Buuraa ka hadlaysa Ilaahay ka sakow maxaa biyaha idin digay oo geel ku diiday oo kaluun kugu khasbay.

Waxaana iga sii qosliyay nimanka aad disheen oo jilib yar oo kasoo taagan Jibril Adanka, oo waliba Jibril Adanka Sanaag ah. Haday ahaayeen Muuse Carraha Togdheer amba kuwa Hawd wax lagu faano ayay noqon laheed.
User avatar
Garaad_LQ
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5648
Joined: Tue Oct 12, 2004 10:42 am
Location: Sanaagachusetts , USA

Post by Garaad_LQ »

Rampage ...ku la yaabi maayo sababtoo ah Warsangeli waxaad ka taqaana Bah Ogayslabe iyo Nux cumar iyo Dubays aad dad ka maqashay horta Dubays Bari buu degaa ,Nux Cumar iyo Bah ogayslabe na Degmada ceerigaabo ayay degaan inta Sanaag ka hadhay yaa degan .......
malaha maadan arag
Reer Xaji
Bihidoor
Reer Garaad
Warlabe
Reer salax
Adan siciid ............etc..

mayor kaad sheegaysid naa afarta HY iyo HJ ee Ceerigaabo degan ayuu maayar u yahay .....do u know how many mayors do they have in Moqdisho at this moment ......qofkasta maayar waa sheegan karaa lakiinsee yaad uu tahay ayaa ka horaysaa ...


samatr ....maxaanu Sanaag iyo bari uu soo dhafaynaa intii hodanka ahayd waa ka degan nahay Togdheer iyo hawd kaa sheegaysid ...sow tan haraadka iyo gaajada loogu bakhtiyay .....meel deganka Warsangeli ka khayr iyo barwaaqo badan waqooyiga somaalia ma jirto ....cid naga qaadana waa la waayay oo anaga ba dad ka caydhinay .......

geel hadaad ku fanaysid ....aniga haygu fanin ee waxaad tagtaa Xadeedka Sanaag oo bal soo haybso .....sumadaydana waa la yaqaan ...
lakiinse anigu waxaan kugu fanayaa .....barwaaqo dhulka ka soo baxda iyo mid bada ba .....Illhay baan mahad uu celinayaa khayrkasa ba waa isiiyay haday noqoto
Xoolo aan dhaqdo Very Happy
Kaluun aan bada ka gurto Very Happy
dhul hodon ah aan beerto Very Happy

hadii Alle faqiir idin ka dhgay dee waa dan Illahay
User avatar
Rampage
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 785
Joined: Sun Apr 10, 2005 1:20 pm
Location: Soul. Beatin the shit out niggas propa, I beat’em till they holla, beat’em til the cops come.

Post by Rampage »

Garaad, imika ma waxaad usoo tafa xaydsatay raggi salaadiintiina uptiyaasha u'ah? Laba iyo labaatanka suldaan ee soo maray saldanadda warsangeli kulli waxaa abti u ah Muuse Carre. Lix nin baanu dilney raganimo maahan sxb oo waliba dagaalyahan aan ahayn ee shaqaale ah.


Waar kuwii reer Yoonis shaqo kale malaha wey waayeen, waa kuwan Isaaqa kaluun ka fhex shaqeyniye. Waxaa jirey berigii dagaallada daraawiishta inuu dagaal xumi dhex maray Cali Barre oo qabiilka ugu kibir badnaa Nugaal berigaa ahaa markey diideen iney daraawiishta amma galaan amma iitaawada bixiyaan, dagaalkaasi wuxuu dhex maray beesha Cali Barre iyo xarakadda Daraawiishta ciidankeedi ugu magaca dheeraa berigaas. Dagaalku wuxuu kadhacay tuulada Garabcad agteeda. Markii ciidankii Daraawiishta lajabshay, raggi Cali Barrena ayagoo ka yaabsan waxay reer Yoonisku dagaalka ula geli waayey, baa warku yimid, show intay dagaalka ku dhex jireen bey kuwii reer Yoonisku geelii iyo adhigii Cali Barre dumarkii iyo ciyaalkii ka xadeen!! Aar wuxu illeyn back stabbers waaye!
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Post by XidigtaJSL »

Isaaqow inaga daaya Warsangali yaanu ishiisu idin qabane Laughing Laughing nimankan bah ayeeyday waa iska oraaydhe waa niman Somalilandersa ah labodan nin ee somalinet ka caytama ma matalaan Warsangali they could be other harti for all we know
User avatar
Garaad_LQ
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5648
Joined: Tue Oct 12, 2004 10:42 am
Location: Sanaagachusetts , USA

Post by Garaad_LQ »

XSL ......horta ma Gabadh baad tahay waa iga su'aale ..........Hadaad tahay gabadh ku la yaabi maayo waana ku xishmaynayaa .........lakinse hadad nin sheegatid sidaad uu hadashin na aa meelo badan ku arkay .....waxaan ku odhanayaa Alle hakuu naxariisto

mida kale ragga dhabta ah dooda u dhaaf sida labadaada Ilmadeer ee meesha ka hadlayaa ..
User avatar
Xplosive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8311
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Da Hood

Post by Xplosive »

VIVA the Warsangeli Soldiers of Bah-ugeyslabe Laughing Laughing Laughing

Waryaa, Garaad naaneys bey lahaayeen laakin waan ilaawey. Because always dabka iyagaa shida.. they always strike first.
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re:

Post by oldenglish »

Xplosive wrote:VIVA the Warsangeli Soldiers of Bah-ugeyslabe :lol: :lol: :lol:

Waryaa, Garaad naaneys bey lahaayeen laakin waan ilaawey. Because always dabka iyagaa shida.. they always strike first.

:lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sanaag”