Page 1 of 4

I'VE HAD NO SLEEP FOR THE PAST 48 HOURS (for marqaans)!!

Posted: Mon Dec 26, 2005 9:54 pm
by xoogSADE14
walahi am tired as phuck,

ina baxar, garaad and co. you already know what i was doing Laughing

Posted: Mon Dec 26, 2005 9:57 pm
by Nuruddin
48hrs? try 73hrs with out a sleep.

Posted: Mon Dec 26, 2005 9:58 pm
by CaSaNoVa*
Xoog
Adeer hortaa salaan! ka dhib! balaayo ku qadey ee jaadka iska dhaaf! maa cow ba tahay markaad sidii xoolo caws u malabsaneysid?

Posted: Mon Dec 26, 2005 10:02 pm
by xoogSADE14
Laughing Laughing Laughing

nuuradiin no thanks 48 hrs is more than enough for me Laughing

Casanova

ina adeer salaanta waan kaa qaaday, mid lamidana iga gudoon. sxb dee markeey diricleeydu hadalka kugu badshaan inaad aqyaarta la fhadiisato waa muhiim Exclamation think of it like a therapy session Laughing Laughing

Posted: Mon Dec 26, 2005 10:03 pm
by Samatr
Wadankeeni waxay kuu fiicantahay markaad marqaantid riyaha kula wadaagaya, markaa the moral is cirka waligaa haysla galin.

Posted: Mon Dec 26, 2005 10:03 pm
by yasmin507
i hured jaad gives ppl heart attack.
somaliz jaad is not healthy and it's dambi marka iskadaya Smile

Posted: Mon Dec 26, 2005 10:05 pm
by Samatr
[quote="yasmin507"]i hured jaad gives ppl heart attack.
somaliz jaad is not healthy and it's dambi marka iskadaya Smile[/quote]

Haye waan iska daafi doona marka qaad laga waayo etoobiya. Laughing

Posted: Mon Dec 26, 2005 10:06 pm
by xoogSADE14
samatar

how you been sxb Laughing

goormaa kuugu dambeeysay bahalka Smile

yasmiin

think of qaad kinda like viagra Laughing Laughing

Posted: Mon Dec 26, 2005 10:07 pm
by CaSaNoVa*
Xood
Ina adeerkis! diricleeydu dharbaxo iyo feedh ka waraabi dee! waa ku sidee ninyahow! maa sidaas baad Xoog ku tahay? waxaan u maleynaya in aad aragtay! Waxaa lagu dhigay Clan sectionka? I`m sorry to say this but i participated mayhem?

Posted: Mon Dec 26, 2005 10:08 pm
by Samatr
Bishan 19 keedi, waxaan joogay galbeedki in yar, mid qoyaan ah oo hareeri aan isku tijaabiyay.

Posted: Mon Dec 26, 2005 10:09 pm
by yasmin507
[quote="xoogSADE14"]samatar

how you been sxb Laughing

goormaa kuugu dambeeysay bahalka Smile

yasmiin

think of qaad kinda like viagra Laughing Laughing[/quote]
dat biil ting dat they commercial on tv it is 4 old ppl namean

Posted: Mon Dec 26, 2005 10:12 pm
by AMAT-ALLAH
Mantaan khat ban cuunay aswell, saax ee kariin wayay iyo calooshey baa tagan too, is that another of its side affects, cos i havent had a nambar laba in sadiix ciisiroo Laughing Laughing Sad

Posted: Mon Dec 26, 2005 10:13 pm
by xoogSADE14
casanova

adeer anigu gabar ma dili karo Embarassed teeda kale weeyba ka muuqataa markaan jirkeeda salaaxo iskaba daa hadaan xoog uqabtee Laughing

samatar

abti xaloon dhan baan hawadaas jiray marka hurdana waxaa iigu dambeeysay axadii duhurnimo Laughing

yasmiin

oo kaalay ma inan yar baad imoodaa Laughing

ps casanova sxb i'm kinda glad inaad clan section "shutdown" ka dhigteen sxb Very Happy

Posted: Mon Dec 26, 2005 10:13 pm
by Nuruddin
[quote="xoogSADE14"]:lol: Laughing Laughing

nuuradiin no thanks 48 hrs is more than enough for me Laughing

[/quote]

Ma hubtaa? because you are missing out on all the fun. Ina adeerkaay ayaa wuxu kujiraa the Import-Export Business, he has been importing the best kinds of Khat straight from beerta to your porch. Laughing

Posted: Mon Dec 26, 2005 10:14 pm
by Samatr
[quote="AMAT-ALLAH"]Mantaan khat ban cuunay aswell, saax ee kariin wayay iyo calooshey baa tagan too, is that another of its side affects, cos i havent had a nambar laba in sadiix ciisiroo Laughing Laughing Sad[/quote]

Taco Bell will take care of your number two problem.