Page 1 of 1

Ardadii School Xaawo Taako

Posted: Wed Jan 04, 2006 1:20 pm
by Dabacsan
Surprised [b][color=red][/color] Waxaan halkaan ka baafinayaa ardaydii ka baxday dugisa hoose dhexe ee xaawo taako intuusan dagaalka dhicin ka hor ee dhigan jirtay school sheekh xasan barsame please hadaan dadkaa cid ka garanysid ama aa ka mid tahay igala soo xiriir emailkaan Sacdiyo1980@hotmail.com
1. Saciido Ibrahim Cabdo
2. Faiso Ibrahim Cabdow
3. Suleeqo Abukar Cali
4. Hodan Faarax Gursan ama walaasheed canab faarax gurxan
5. Nasro Salebaan maxamed cawaale liibaan
6. Cabdi salaam maxamed macalin
7. mawel yuusf
8. xasan sanweyn iyo walaalkiis dhagoolka
9. iimaan maxamed faarax ciise gaashaan
10. Xaawo Yuusf Macalin
11. iyo asaxxbtii classkaan dhigan jirtay oo dhan oo aan magacyadooda halkaan ku soo koobin fadlan ila soo xiriira hadii aa aqrisantaan qoraalkani
Thanks my old folks
And god bless you all
[/b]

Re: Ardadii School Xaawo Taako

Posted: Mon Apr 30, 2007 12:47 am
by Edna69
hey look i am from xaawo taako and i know some of the ppl that u put their names, can please tell me who you are and what class you used to be....................

Re: Ardadii School Xaawo Taako

Posted: Wed Mar 26, 2008 10:01 pm
by new-york23
Image