Doqonkii Sangub......Murti yar

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Doqonkii Sangub......Murti yar

Post by XidigtaJSL »

Doqonkii Sangub la la kacyee
Dacwad kufsiya lagu oogyee
Daarood bay u dhalatay tuu toban jirka ku wasayee
Dabadeedna ku guurtay xagaa iyo Washington'e
D'adeedu hada waa qaangaadh labaantan jire'e
Decembertii dhawayd baa la la isku arkay suuqa dhexdiise'e
Duligii Sangub caadadii la yimi oo talafeen lagaga dhameeyee
Dhawaan in la kulmo lagu heshii iyo waliba wasmo'e
Doorkan candy iyo adeer wax ku heli mayside
Damiin ceeboobay isagu ciraysatye
Duriyadii ku dhashay xididna aad ahaydeena "Yac" ku shaagtaye
Duni iyo aakhiraba ma ledo nacaba Reer Sheikh Isxaaqe
Dambiile hubka u qaatay kuwii barbaarshaad tahaye
Dambigaad gashaa daayin kuma daaye
Dulinimo iyo jeel gaalay arintaado u badataye
Doqonkii Sangub la la kacyee
Dacwad baa Minneapolis uuga furan iyo ashtake
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”