gabay calaa cala oo uu Sangub Jeelka kasoo tiriyay ........

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Sanaag_man
Posts: 7
Joined: Thu Dec 08, 2005 10:26 am

gabay calaa cala oo uu Sangub Jeelka kasoo tiriyay ........

Post by Sanaag_man »

gabay calaa cala oo uu Sangub Jeelka kasoo tiriyay una soo dhiibay Gen:Mohamed Cali Samatar
Gabaygan waxa tiriyay oo lagga soo xadday Abwaanka cee boobay ee lagu Xidhay inanta yar ee uu kufsaday wuxuu u dhiibay saaxiibkii Mohamed Cali Samatar Madaxweyne ku xigeenkii iyo wisiira difaacii dawladii haligantay ee Siyaad Barre

Gabayga sidda ka muuqata wuxuu isugu jiraa calaalac qadiyada ku dhacday iyo tolkii Oo uu leeyahay ii ii gurmada oo iga saara Jeelka inanta reer koodana geel u geeya oo Xaal iiga bixiya dawlada wadankeeda uu ku xidhan yahayna waxoogaa Adhiya u keena
Si ay ii sii dayso allay lehe caqligii sangub wuu yahay i nuu yidhaa dawlada Maraykanka
In yar oo Adhiya u keena hay sii daysee!!!!!!!!!!!!!


Cadda gabayga waa yadan Moxamedow waa
niggaan currine
Ciila iima hayn oo waan ka caw-dhigaye

Ninse hadalku ciir ciir ka yahay oo caajisaan
ahaye

Ceebay guttaal iyo xumoo cayn kan ii dhigaye

Imikaan la ciir ciirayaa caynki aan falaye

Waxse anigu aan gaystay oo gooniyaa jiraye

Gaaladuna caynkay rabeen caawwa ii gala e

Inantaan ciyaarta u tumee caynka ilaqaaday

Markii aan ciyaarta u tumeen cayn walba u dheelay

Car itaabo may odhan mar qudha cadhana may
hayne
Cafina may ii samayn oo waanigaa Jeel ku caaridaye

Cammalkaygi oo babba aa cayn-kan ii galaye

Caqli aan fayoobayn ayaa ceebla kawsaddaye

Kuceeboobay dunidoo uummiyuu ima ciseeyaane

Ninkii inan yar caydh -sadda ayaa ceeb la kaw
sadaye

Haduun baan is ciilkaabi iyo ciilla jiifsadaye

Caashaqan i cayn-taarshay ee igu cirooloobay

Cimrigayga oo 100 boqol jira ceebtan igu taala

Cidhifyada Hargaisayo, Burciyo tagtiyo cidhifka
Iidoore

Imikay ciyaar wadda tumeen caddwgi shaydaane

Ogaadeena iggu caayayaan camalla daydiiye

Imikaan siddii cawl ladilay cagga gub yoodaaye

Imikaan ciqaabtaan faliyo cidhibta eegaaye

Fankii aan ku caanbaxay eeday cidhibtiiye

Iidoora waw wadda diyaar inay i caayaane

Xaqii aan cunnayaa i helay iyo a dhaxdi Iidoore

Markii aan Isaaq wadda cuneen debeda cayntaarshay

Ee aan ku ciilbaxay Hubkii Cadawga loo haystay

Ee aan hareeraha ka maray sidii Adhi carraabaaya

Hantidoodi aan wada dhiciyo dheemantiyo Luulka

Dhankastood ka eegtaba markaan cadwga dhiileeyay

Dhinbiilaha siraatiyo ku riday dhamacda Baaruuda

Ee aan ragoodii dhibay dhamacda reer sheekha

Imikay ciyaar wadda tumeen caynka aan ahaye

Waxba yaan callaa calin nabsigu igu ciroolowye

CALI SAMATAROW waanigaa ciil la jiifsadaye

Adigaan horseed kaaga dhigi hurinti Daaroode

Ogaadeenka heelladda tumee hawdka wada jooga

Iyagaanu hayb wadda nahoon hillin waddaagnaaye

Waxaad odhan Sangub maanta hiilbuu rabaa dad
isku hawlaadhe
Waxaad odhan Inan-taa i heerteen u jabay waan u hiil
la aydhe
Waxaad odhan Iddina wayska hurudaan cid-lada aan
ku caaridaye
Waxaad odhan Col hortiiba jabay oo mahelin hiil icayn
shaba e
Waxaad odhan Cimrigaa gaboobiye ciraan la galay Jeel
Cidhiidhi yahe
Waxaad odhan Citiraaf ma helin oo ummiyuu way ga
Carar raane
Waxaad odhan Cali Samatar mooyee dad-kuba ima
Cisee yaane
waxaad odhan Iddina kayn cidhiidh yoon ayaad Culus
kumaa shaane
Waxaad odhan cidlaan yuururaa lay cel celiyaaye

Waxaad odhan tolow caawi maan rabaa lay car cararaaye

Waxaad odhan anoo godob l abaa caawa garan laaye

waxaad odhan Ogaadeen haduu caawwa iga seexdo oo uu

caddawgu seetada iggu sabaa leeyo silic iyo darxumo aan

qabo oon soorta cuni waayay saacii la ii dhagay miyuu cunaha

ii soogmay ma 90 sagaashan baan ceeb ku galay cammal
xumaan tayda,

Inan taan sur-meeyeen sabab la aan fuulay!

Sahray raali noqo maan ku odhan sababa haygiiye

Haduubay silsilad igu xidhiyo xadhigan suulayne”

Xaajaddan sadkeedii go ee la igu seeteeyay Tolkayna

Way saha shadeen sababa haygiiye

Abas guulla way socon lahayd silica aan joogo”Ordo oo

U taga reerka ay inantu ay sheegan! oo xaalka iga dhiiba

oo xoolo badan geeya dabadeedna gaalkaa ixidhay xayn

Adhiya siiya. Iggu xiintay taladii sidii Gaadhi Doox galaye

Waar go ooyin toosoo ii gurmadda maanta! hadii kale

Ogaadeen goyoo ceeb gal galay meesha!! Surprised
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Sanaag Man,

You have some potential in composing buraanbur, I can't call this gabay let alone a gabay composed by someone in the league of Sangub.

CALI SAMATAROW waanigaa ciil la jiifsadaye

Adigaan horseed kaaga dhigi hurinti Daaroode

These two lines exposed your inane insults big tyme. One goes with the letter "C" while the other with the letter "H" no Abwaan of Sangub's calibre would compose a Deelqaaf of that extent. Try again buddy
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”