Page 1 of 1

Maxaan Sheegayey!

Posted: Tue Jan 17, 2006 2:17 pm
by kambuli
In yar ka hor ayaan u qorey caqli carruur dhowr ciladood oo aan ku arkay oo ay ka mid ahayd tani;


(2. Ma ogtahay inaad wax kale iska daayoo nimanka hoostooda ka hadalsho?).


In yar ka bacdi waxan bay qortey:


Basraa quote “Men in their 50's are more or less grow down into impotence & are reduced to mere huggings & dhuusos anyways” Sad


Bal Islaamow arka ceebteeda? Maxaan sheegayey?

Na hoy isdaba qabo. Waa iga talo. Smile

Posted: Tue Jan 17, 2006 2:25 pm
by Basra-
Kambuli@loool


Maxaa igaa raabta??? Jaaw! Rolling Eyes Laughing Laughing



Naa ruun baan shegee -so ma ha ? Embarassed Laughing Laughing

Posted: Tue Jan 17, 2006 2:29 pm
by kambuli
Quote, Maxaa igaa raabta??? Jaaw!


Naa ruun baan shegee -so ma ha ?


Laughing Laughing Waxba kaama rabo walaal, talo walaaltinimo uun weeye Smile

Ma ogi inaad run sheegtey iyo inkale, waayo war uma hayo odeyaasha hoostooda iyo nimankaba Smile Laakiin maad ba iska daysid ka sheekeyntooda Question

Posted: Tue Jan 17, 2006 2:32 pm
by Gogarad
Loooool@ Bal Islaamow arka ceebteeda Laughing

Kambuli,

Walal..waxan omalayniya inanaad nacdashan fuurtay anad baran wali..marka waxan ku odhan laha..waqtigaga ha ku lumin nagtaan wareersan..hanala yaabiin..wa sheeko ay taqaan ee..

Posted: Tue Jan 17, 2006 2:34 pm
by kambuli
Googarad,

Waan ku fahmay walaal. Waanan qaatay talada. Saxaro qori dheer baa la iskaga tiraa Laughing

Posted: Tue Jan 17, 2006 2:38 pm
by biko
[quote="kambuli"]Googarad,

Saxaro qori dheer baa la iskaga tiraa Laughing[/quote]
-------------------------------------------------------------------------------------

Laughing Laughing

whatever happened to water or a toilet roll.

Posted: Tue Jan 17, 2006 2:44 pm
by Gogarad
loooooool@ biko..i was gonna ask the same thing wallahi... qore dhere..looooooool..oo bilaay bawaseer igo dhacda Confused
Wallahi i love your Somali and maah maaho Kambuli..wad iga qoslisaa all the time...

Calooley waxa haya wax oo ninka caadi yidhaho IYS (Isyeel yeel Syndrome) waxaay ohaysata hadanad af Somaliga oqoon wa wax lugu faano oo ano ahyn wax laga faano..marka ilamayo into ilahay wax garasho siin doono taan halawsaani..haka nifiin Smile

Posted: Tue Jan 17, 2006 2:57 pm
by kambuli
Biko and Googarad,

I know the "qori dheer" stuff is funny. Do you think the nomads had toilet paper? No, they used "qori" and the qori should be long otherwise one will stain his hands with the shi't. Laughing

Posted: Tue Jan 17, 2006 3:01 pm
by biko
Laughing Laughing

i heard of people using dhagaax but never a stick.

Posted: Tue Jan 17, 2006 4:38 pm
by Cawar
[quote="biko"][quote="kambuli"]Googarad,

Saxaro qori dheer baa la iskaga tiraa Laughing[/quote]
-------------------------------------------------------------------------------------

Laughing Laughing

whatever happened to water or a toilet roll.[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing