Idoor Buhodle Lagu Jar'Jari Doono

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CrooKed-I
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 691
Joined: Tue Feb 25, 2003 7:00 pm
Location: TaLeX-CouNTY--> THe LaST DeRViSH
Contact:

Idoor Buhodle Lagu Jar'Jari Doono

Post by CrooKed-I »

Nin Dhalinyaro Ah Oo Buuhoodle Madaxfrurasho Loogu Haysto Oo Warbaahintu Booqatay



Jan 21, 2006 By:Xuseen Aadan Yuusuf(Kurdi)
Buuhoodle(Radiossc.net):-Iyadoo muddo labo toddobaad ah Buuhoodle lagu haystay nin dhalinyaro ah oo magaciisa la yidhaahdo Ismaaciil Daahir Qase Wacays loona haysto madax-furasho.


Lagu dalbanayo in maamulka SL ay sii dayso nin deeganka Buhoodle u dhashay oo ku xidhan magaalada Hargaysa laguna magacaabo Jaamac Cabdi Ismaaciil (Kuutiye), ayaa hadda waxaa dableyda ninkaasi haysataa ay markii ugu horraysay u ogolaadeen in saxaafaddu la kulanto ninkan Buuhoodle lagu haysto.



Weriyayaasha ayaa ku booqday goobta lagu hayo ninkaasi waxana ay la kulmeen subaxnimadii saaka, waxana ay weydiiyeen su'aalo u badnaa waxa uu la kulmay iyo xaladdiisa caafrimaad.



Ugu horrayn weriyayaashu waxa ay Ismaaciil weydiiyeen xaaladdiisa caafimaad waxaana uu u sheegay inay xaaladdiisa caafrimaad wacan tahay, wax xanuun ahna aanu dareemayn xilligan.



Mar la weydiiyey inuu garanayo wax lagu qabsaday ama lagu haysto waxa uu ku jawaabay in lagu wargeliyey in loo haysto qaab madax-furasho oo dhalinyarada haysataa ay dalbanayaan in la sii daayo nin ku xidhan Hargaysa oo lagu magacaabo Jaamac Ismaaciil (Kuutye), ninkaasi oo ay dhowaan maxkamadda Hargaysa ku xukuntay Xukun dil ah.



Weriyayaashu waxa ay Ismaaciil waydiiyeen inuu wax codsi ah u jeedinayo Maamulka SL waxana uu ku jawaabay inuusan wax xidhiidh ah la lahayn maamulka SL sidaa darteedna aanay jirin wax codsi ah oo uu u jeedinayo.



Mar la weydiiyey inay jirto wax dhib ah oo ay u gaysteen dhalinyarada haysataa waxa uu sheegay inay ula dhaqmeen si wanaagsan oo bani'aadanimo ku jirto.



Si kastaba ha ahaatee Ismaaciil Daahir Qase oo da'diisa ku sheegay 27 sano ayaa waxa uu sheegay inuusan wax xidhiidh ah oo la taaban karo la samaynin ehelladiisii oo ku sugan Hargaysa, waxaana ay xaaladdiisu u muuqatay mid degenaani ka muuqato isagoo dhex fadhiyey qolka lagu hayo oo ah mid si habboon u goglanaa, waxana uu si madax-banaan u isticmalayey Telephonkiisa gacanta oo uu kula hadlayey dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba.


Very Happy Very Happy
User avatar
CrooKed-I
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 691
Joined: Tue Feb 25, 2003 7:00 pm
Location: TaLeX-CouNTY--> THe LaST DeRViSH
Contact:

Post by CrooKed-I »

Poor lil idoor kid he is begging for his life " Very Happy arya reer shake'iskuxaaraay Very Happy " and the clock is ticking
Tick'Tock

i thought isaqland controled SSC what happened?
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Post by LiQaaye_TDH »

Laughing Laughing Poor kid aa?
I guess you dont have clue How many Qurjis and Doofaars there is inside Hargeisa and Burco Prisons......adiguna mid kaliya ka hadal lol.....
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Wagerey, qurjiilaha la sheego waa kuwaas haddaba , dhulbahante weakest link waa Buhoodle Laughing .
Liqaayee, ugaadhyahanka ii abti ah , niman xarrago leh {Zamalek} waa laga hela , niman suntu caloosha u fadhido na {Crooked I} waa laga hela , marka kan dheg looma dhigo . Kuwa Hargeysa iyoo Burco ku xidhan dowlad baa soo xidhatay oo shacab , most of the time dhulbahante kale ah ayay u xidhan yihin . 1 baad sheegeysayee, 10 na miyay dilan , cagta la soo marin Buhoodle gebigeedaba , iga walle Laughing
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Post by LiQaaye_TDH »

War ina Baxarow reer abtiyaasha wan aqana sxb, sii fiican weliba, waa runta oo dad fiican way leeyihin rag Dugaag ahna wey leeyin, Laakin beryahan danmbe waxa soo badanaya intii Xanusanaysa ee badowda ahayd, ee iska hantaatici jirtay.....


Crooked ka isku sheeegayo ma maqashay ninki Buuhoodle ku xurdhna waxa lagu sameeya, hadaanad arag akhri articelkan:

Walaasha iya loo aroosay si ceeb iidoor lula soo dhaco Laughing Laughing

Buhoodle(HWN):-Waxa ay dadku aad u hadal hayaan siidaynta ninkaas iyo xaalka loo siiyey gabadha magaalada hargeysa, waxaanay dadka fajiciso iyo amakaak ku noqotay arintaas

Nin Koox Huabaysani Afduubasho ugu haysteen Mudo Sagaal Maalmooda Degaanka Buuhoodle ayaa maanta la sii daayay ,kadib markii ay ka hawlgaleen Madax dhaqameedyada , Culimadiinka , iyo Waxgaradka Degaanka Buuhoodle.

Ninka Afduubashada loo haystay oo lagu Magacaabo Ismaaciil Daahir , oo hada ku sugan Magaalada Buuhoodle oo aanu khadka Telifoonka kula xidhidhnay ,ayaa Cadeeyay in la sii daayay oo hada si xora u joogo ,Waxaanu intaas ku daray in Xaaladiisa Caafimaad aad u wanaagsan tahay , wax dhibaato ahna loo gaysan Islamarkaana ay sii dayntiisa ka hawl galeen Madax Dhaqmeedyada , Culamadiinka , iyo Waxgaradka Reer Buuhoodle.

Maar aanu waydiinay Ismaaciil Sababta loo Afduubay waxa ay tahay , waxa uu sheegay in markii la keenay Buuhoodle uu ogaaday in Dablaydan soo Qafaalatay ay isku hayb yihin Jaamac Kuutiye ,oo ka mida Raga ku xidhan Xabsiga Hargaysa , ee loo haysto Falal Argagaxiso ah , Xadhigiisana loo aanaynayo Wasiirka Daakhiliga , Aniguna lay Afduubay Wasiirkaad isku Reer tihiin ,Ayuu yidhi.

Ismaaciil oo ka Jawaabaya inay Jirto Gabadh Xaal ,loo Siiyay Waxa uu Yidhi “Dhaqan Bay inoo ahayd marka Arimahan oo kale dhacaan in Gabdho laysa siiyo , Ana way Jirtaa in la isiiyay oo waan Gudoomay .” Ayuu yidhi.

Afduubkan ayaa ka dambeeyaya markii Dabley Hubaysani 14.1.06 ka afduubtay Gaadhi Xamuula oo Shixnad Muusa ka keenay Xamar una siday Dhinaca Hargaysa Duleedka Magaalada Buuhoodle , ka dibna Maalmo Dabadeed Sii daysay laba kirishboy oo baabuurka la socday , lana hadheen Ismaaciil Daahir oo ahaa Wadihii Gaadhiga
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”