Wiilka caanka ah ee Kubada Koleyga oo dhaliyey 81 dhibcood
Posted: Mon Jan 23, 2006 7:41 pm
Kobe Braayan waa wiil aad iyo aad ugu qabiir ah cayaarta kubada koleyga. Wuxuu xaleytoole dhaliyey 81 dhibcood. Waxay taa noqotey taariikh oo waxay diiwaan gashey rikoorka u yaala aduunka. Hal nin oo keliya ayaa wuxuu dhaliyey 100 dhibcood 60nkii Jambarleeen, laakiinse taa lagama hayo wax muuqaal ah laakiin waxaa laga hayaa maqal keliya.