Page 1 of 2
IAASQOW TOOSOO ,TOOSOO ISKU TIIRSADA
Posted: Thu Jan 26, 2006 5:29 pm
by B_A_D_O_W
Soomaaliyey tooso
toosoo isku tiirsada ee
hadba kiina taagdaraneey
taageera weligiinee
Idinkaysu tookhaayoo
idinkaysu taamaayee
aadanuhu tacliin barayoo
waddankiisa taam yeelyoo
Arligiinna taako ahoo
sharcigaa isku kiin tolayoo
luugaddaa tuwaaxid ahoo
kuma kala tegeysaannee
Tiro adhiya oo dhaxalaa
sideed laydin soo tubiyoo
ninba toban la meel marayoo
cadowgiina idiin taliyee
Tuldo geela oo dhacan baad
toogasho u badheedhaan oo
ma dhilkaa dhan ee tegey baan
ninna dhagax u tuuraynee
Qarankan hubkuu tumayoo
toorayad dhaafaynee
oon taar samaysan karayn
uurkutaallo weynaayee
Hadba waxaan la taahaayoo
toggaga ugu gayshaayoo
nin dalkiisii cadow taaboo
u tol waayay baan ahayee
Hadba waxan la ooyaayoo
ilmadu iiga gubataayoo
ikhtiyaar nin loo diidoo
la addoonsadaan ahayee
Soomaaliyey toosoo
toosoo isku tiirsada ee
hadba kiina taagdaraneey
taageera weligiinnee
Posted: Thu Jan 26, 2006 5:32 pm
by LionHeart-112
Re: IAASQOW TOOSOO ,TOOSOO ISKU TIIRSADA
Posted: Thu Jan 26, 2006 5:40 pm
by Axlaan
[quote="B_A_D_O_W"]Soomaaliyey tooso
toosoo isku tiirsada ee
hadba kiina taagdaraneey
taageera weligiinee
Idinkaysu tookhaayoo
idinkaysu taamaayee
aadanuhu tacliin barayoo
waddankiisa taam yeelyoo
Arligiinna taako ahoo
sharcigaa isku kiin tolayoo
luugaddaa tuwaaxid ahoo
kuma kala tegeysaannee
Tiro adhiya oo dhaxalaa
sideed laydin soo tubiyoo
ninba toban la meel marayoo
cadowgiina idiin taliyee
Tuldo geela oo dhacan baad
toogasho u badheedhaan oo
ma dhilkaa dhan ee tegey baan
ninna dhagax u tuuraynee
Qarankan hubkuu tumayoo
toorayad dhaafaynee
oon taar samaysan karayn
uurkutaallo weynaayee
Hadba waxaan la taahaayoo
toggaga ugu gayshaayoo
nin dalkiisii cadow taaboo
u tol waayay baan ahayee
Hadba waxan la ooyaayoo
ilmadu iiga gubataayoo
ikhtiyaar nin loo diidoo
la addoonsadaan ahayee
Soomaaliyey toosoo
toosoo isku tiirsada ee
hadba kiina taagdaraneey
taageera weligiinnee[/quote]
This is missing....
Soomaaliya ha noolaato, ha noolato
Siyaad Barre ha noolaado, ha noolaado,
Kacaanka ha noolaado, ha noolaado.
Lion,
Shadhap you anti-Somaliweyn yahow.
Posted: Thu Jan 26, 2006 5:58 pm
by LionHeart-112
Posted: Thu Jan 26, 2006 6:08 pm
by B_A_D_O_W
[quote="LionHeart-112"]Allow kani maxuu badow yahay!

[/quote
I'm badow and proud of it-----------and you are lionheart in cyber world..........

chickenheart in real world

.
maxaad ku garatay inaan badow ahay--------ma magacaa i kashifay

.

Posted: Thu Jan 26, 2006 6:16 pm
by LionHeart-112
Posted: Thu Jan 26, 2006 6:20 pm
by Garaad_LQ

Lion can we crown you King of S-net
Posted: Thu Jan 26, 2006 6:22 pm
by B_A_D_O_W
[quote="LionHeart-112"]Axlaan..i aint anti-somali..The dude who's singing this song is a SLander who doesn't know the meaning of this song.

[/quote]
BENAADIRI BOY----------------

manaad ileedahay meaning song ma garanayoo.........cakkis baan uga jeedey .......
Posted: Thu Jan 26, 2006 6:22 pm
by LionHeart-112
Garaad....abo-fu.cking-lutely. I want my thrown made in Laas Caanood.

With "Made by Dhulos" label on it.
Posted: Thu Jan 26, 2006 6:31 pm
by Cawar
Badow
Never heard of this version of Soomaliyeey Toosoo...is it new??
What happened to
Waxa aan la ooyaayoo
Ilmadu iiga qubanaysoo
Istikhyaar nin loo diidoo
La adoonsadaan ahayee
-------------------------------------------------0-----------------------------------
Buurfuule: Bulsho
The rest : Bile.

Posted: Thu Jan 26, 2006 6:33 pm
by LaDy-Qac
Posted: Thu Jan 26, 2006 6:33 pm
by LionHeart-112
LadyQac....Garaad is Dhulo nooh..their capital is Laas Caanood, noo?
Posted: Thu Jan 26, 2006 6:35 pm
by Cawar
Lady Q
Lion doesnt know somali regions very well...dont blame him for that.
But I bet he knows from Xamar to Baraawe like his pockets

Posted: Thu Jan 26, 2006 6:36 pm
by LaDy-Qac
Lionheart, u fake qaldan

u don' t even know ya neighbours
His location is Ceerigabo. He is most probably warsangeli
Posted: Thu Jan 26, 2006 6:36 pm
by LionHeart-112