Hooyo Xaawo Ayeeyo-Astaanta Aqalka Loo
Posted: Sat Jan 28, 2006 11:23 am
I borowed this from another website:
http://agabso.com/audio/astaanta_agabso.ram
shacabka soomaaliyeedoo shiroo ka kaca,
Shahiid aan ku qaadno sharafteena kii aan rabin,
kuwa madaxnimada sheektoo nakala shakalay,
inteey shanba magac ku sheegeen nakala shilalay,
ee karasha daran ee is gowdiyaay,
Somaliyeey karasha daranee is gowdiyaay,
Somaliyeey karasha daranee is gowracaay,
Somaliyeey karasha daranee geesiyada jaraay,
war guuldarda iyo ciilka yaa gaar idiinka dhigay?
garoowsha la'aanta yaa gaar idiinka dhigay?
guhaada dhamaanin yaa gaar idiinka dhigay?
oo gaajada iyo silica yaa gaar idiinka dhigay?
jab iyo silica yaa gaar idiinka dhigay?
guhaada sokeeye yaa gaar idiinka dhigay?
oo gacma hoorsiga ayaa gaar idiinka dhigay?
gurbood iyo oday gurahaa geesi iyo wax garad,
ganbooleey iyo gabdho iyo wiilal gaamuraa,
intaad garataan wanaagii aad geesmadheen,
guuhaadii iyo aad iloowdaan colaada gabi,
xumaha laga guura oo Geedi ruun ladago,
oo aad goob wada timaadaan- isgarabsataan,
oo aad gacmaha isi saadhaan-isgacashataan,
gafkii aad wada gasheen towba aad gudhaan,
aad wada gasheen towba aad gudhaan,
listen to the Audio....it sounds much better and beautiful..