A great legend passed away

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Maroodijex
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1167
Joined: Wed Mar 09, 2005 8:48 pm
Location: BRAVE HEART - Salaxley & Qoolbuulale

A great legend passed away

Post by Maroodijex »

Sarkaalkii ka dhimay reer Isaaq Saamka hayn jiraye
Waakaa siraadkii aakhiray sabadi Beereede
Sayruuq Baxaayuu ahaa sulubki dheeraaye
Sariiraha Jannada Eebeheen Saamax haw dhigo'e
(Qawdhan Ducaale (CG) upon hearing the death of Salaan Carrabay(HJ) )

With great sadness I heard Mujaahid Abwaan Ibrahim Gadhleh passed away last week in Djibouti. He was a great hero, a true legend.

For those of you who don't know about Ibrahim Gadhleh, you might as well stop listening to Somali songs and Riwaayado. Because if it wasn't for his tremendous
efforts and contribution, the art would not have become the art you know of today.

His great works include "Raggow Aarsi Haween, u adkaysta markiina" the hit commedy show that depicts how the gender roles had been reversed when Somalis came to the West.

His lyrics are sang by a rainbow of singers from the legends like Mohamed Mooge Libaan and Magool to Hibo Nuura and Hassan Adan Samatar. Some of his populor works include "Maxaa Dayr Cad geel halaaboo" and "Waxla waayay Geedlow ninkii Waalan ba u du'da".

But above all, he will be remembered the lions' share that he took during the upraising against the Faqash bloodsuckers. When every other poet was fleeing the bullets and taking refuge into the neighboring countries, Mr. Ibrahim Gadhleh abandoned his highly paid work and his lavish lifestyle in Djibouti, and instead opted to share with his people all the pain of being a refugee in refugee camps. He was the one that created the popolur SNM Band and his works during the refugee camps included the famous "Ragga Dhaxan Qabaw, iyo Dhamacda kulul Wajiga u dhigow nagu dheerida" and "Faqash way tagaysa, sii tukhaantukhiyaay" and a string of other hit songs...

Mujaahid Ibrahim Gadhleh was born in Djibouti to a HabarYoonis father and a local Djiboutian girl. He started his art while he was still in his early teens. During the 1960s and 70, he composed a string of anti-colonial poems and wrote a Riyaawado aimed at people's awarness.

Mujaahid Ibrahim Gadhleh was burried in Djibouti with full national honour. Somalilanders and Somalis alike have sent countless tributes via the BBC and other channels.

May Allah rest his soul in peace.
Last edited by Maroodijex on Thu Feb 02, 2006 9:00 am, edited 2 times in total.
User avatar
ERITREAN_MOB_BOSS
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 514
Joined: Wed Sep 28, 2005 7:50 pm
Location: All yummy khat 50% off!! Buy 5 khat bags, and will give u free leather sandals.

Post by ERITREAN_MOB_BOSS »

*pumps fist in the air* Yes! One skinny down, 9.4 million to go. Smile
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Post by gurey25 »

Yarxamahu allah
Caydid
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 374
Joined: Fri Dec 30, 2005 2:13 am
Location: Mogadisho

Post by Caydid »

First

Ilaahey ha u naxriisto

2. You are not isaaq in aakhiro. He is going to be judged on the merits of his deeds.


3. Get over tribalism. It is 2006.

4. Don't shame isaaq. Galol is already doing that to the image of isaaq.

5. Bal akhi waqti si warkeeyga

6. Haddii aad xumaan u qaadatayna cafi iyo masaamax.


May Allah help somalis
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Post by Samatr »

Ilaahay ha uu naxariisto.
User avatar
Aristocrat-1
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 578
Joined: Sun Nov 13, 2005 3:14 pm
Location: BURCO, Seat of the Noble HABAR YOUNIS

Post by Aristocrat-1 »

May Allah Almighty have mercy on him.


djibouti rose Somaliland
User avatar
B_A_D_O_W
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 401
Joined: Tue Jun 21, 2005 3:18 pm
Location: The Valley of The Kings

Post by B_A_D_O_W »

Djibouti., January 30, 2006 (Haatuf) – Ilaahay ha u naxariistee waxa habeen hore dalka Djibouti ku geeriyooday Abwaan Ibraahim Sheekh Saleebaan (Ibraahim Gadhle) oo ahaa hal abuur iyo suugaanyahan aad looga yaqaanay guud ahaan dhulka Soomaalidu degto, gaar ahaan dalka Djibouti oo uu safka hore kaga jiray halyeyadii u soo halgamay dhinaca suugaanta gobonimada Djibouti iyo hal abuurada kaydka golaha Raadyowga iyo Telefishanka Djibouti.

Marxuum Ibraahim Gadhle oo badweynta Suugaanta soo galay 1950-maadkii waxa uu leeyahay suugaan isugu jirta maansooyin, gabayo iyo heeso marka aad maqasho taabanaya damiirka dadka, isaga oo isla markaana suugaan ka tiriyey qaybaha kala duwan ee nolosha.

Dhinaca Somaliland oo uu asal ahaan u dhashay waxa si gaar ah loogu xasuustaa kaalintii libaax ee uu ka qaatay halgankii dib u xoreynta ee SNM, isaga oo uga soo xidh-xidhay Djibouti si uu uga qayb qaato halganka, waxaanu suugaan guubaabo ah isagoo wada isaga dab qaaday jiidihii hore ee mujaahidiintii SNM oo uu ku dhiirinayey halgankii.

Ibraahim Gadhle oo shalay lagu aasay Djibouti waxa aaskiisii ka qayb galay masuuliyiin ka socota xukuumada Djibouti iyo shacabka dalkaasi oo ka tiiraanyeysnaa geerida ku timid abwaankooda.

Haddii aanu nahay bahda Haatuf waxaanu tacsi u diraynaa guud ahaan dadka Soomaalida, gaar ahaan qoyskii, qaraabadii iyo bahda Suugaanta iyo hal abuurada ee uu ka baxay marxuumku, anagoo taariikhda marxuumka oo faah-faahsan cadadyada soo socda idiinku soo gudbin doona, balse waxaynu qadar ka soo qaadanaynaa suugaantii uu tiiriyey. Heestani, waxay ka mid tahay heesaha tirda badan ee abwaanka caanka ah Ibrahin gadhle uu sameeyay . Heestan waxa cod aad u macaan ku qaaddaJiray fanaankii weynaa Ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyee Maxamad Mooge Liibaan.

Heestan waxay ku bilaabantaa sidan :
Maxaa dayr cad geel hallaaboo
Dib jiray uu cunay dugaagoo
Ninkii lahaa daydayaa
Maxay dantu ciishay wiiloo
Dulqaad iyo deeq lahaayoo
Dadkuna doqon moodayaan
Adigoo degganaa abaar
Mar baa dirir kuu da'ayoo
Daruuruhu kuu curtaan oo
Xareed ku dabbaalataa
Ha dilin hana iga dagaalin
Diirkaa iigu yaallee ax!
Wadnaha damqashada ka daa.


heesaha kalay caanka ah u Ibraahim gadhlay sameeyey waxa ka mida.

Dadka hayska weynen--------- by M.Mooge.


Dadka hayska weynen.
Inaad kali wax garad tahay.
Hayska dhigin walaleey.
Ruux waadi fidin jiraa.
Marba laga wareejaa.
Kii shalay wacnaa baa.
Maantaaba werwerayee.
Anigaba wakhtiga qaar.
Sidaa wali siraataa.
Warka la iga guri jiray.


hees kaloo uu sameeyey Ibraahim Gadhalay ---------- waxa qaada mar kale Muj. M.Mooge( M.Mooge's favourite song).


Abidkayba waan jirey.
Jab intuu dhacaayay.
Waaban joogey dunidani.
Wixii uu rag jiiteey.
Jilaalku ima karo.
Iyo jilin cadaadkiyo.
Ma jilcamo.
Mana jiifsado.
Mana jidhidhicoodo.



Allah ha uu naxariisto abwaanka.
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Post by Daanyeer »

Ilaahey ha u naxariisto.


the full story in the link
..................................................................................................


Ingiriis ragguu laayey baan, cidi ilaaweyne
Axmad Guray unuunkay jareen, ehel ha waayaane
Oomaarna waad wada ogtihiin, uubtii loo qodaye
Sayidkii addoonsiga nebcaa, aakhiro u tabiye
Waa kuwii Cadhoolana ajalay, calankan awgiiye
Halyeygii Sheekh Bashiir bay dharaar, adhaxda gooyeene
Maxamuud sidii loo arjumay, aamus laga qaadye
Imaam Cusmaan baa ku maqan, ololeheeniiye
Ablay bay u quudheen nin ragi, kuma ataageene

Xikmadda ama halkudhegyada uu marxuumku ka tegey waxa ka mid ah.

"Maalkaagu yuu noqon, mid masaajid lagu gubo"



http://www.qarannews.com/pn/modules.php ... =0&thold=0

Ur Brother With Intellectual Glasses In S'net !!!!!!!!!!!

YYY Col\Prof Daanyeer YYY
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Post by XidigtaJSL »

Ilaahay ha u naxariisto Ibrahim Gadhle
Last edited by XidigtaJSL on Sat Feb 04, 2006 11:59 pm, edited 3 times in total.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Allah ha u naxariistso
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Post by XidigtaJSL »

Afrikadan Ilaahow maxaa, laga abuuraayey?
Allahayow alhuumiyo maxaad, iinta ugu yeeshay?
Allahayow awood iyo maxaad, aalad ugu diidday?
Ummaddaada Eebbow maxaa, loogu kala eexday?

Ingiriis ragguu laayey baan, cidi ilaaweyne
Axmad Guray unuunkay jareen, ehel ha waayaane
Oomaarna waad wada ogtihiin, uubtii loo qodaye
Sayidkii addoonsiga nebcaa, aakhiro u tabiye
Waa kuwii Cadhoolana ajalay, calankan awgiiye
Halyeygii Sheekh Bashiir bay dharaar, adhaxda gooyeene
Maxamuud sidii loo arjumay, aamus laga qaadye
Imaam Cusmaan baa ku maqan, ololeheeniiye
Ablay bay u quudheen nin ragi, kuma ataageene


Waaryaadheheen, gabaygan ma marxuunkaa tiriyey Question
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

Ilaahay ha naxariisto.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

Badow,

Herta maxaa heesahan max'd mooge loo siiyaa? Dadka ha iska waynay is by Cbadi Nuur Allale and some lady. Maxaa dayr cad gaal halaabo is sung two reer Djibouti singers. Max'm Mooge copied both of those songs among others. I love Max'd Mooge but don’t you think it's double standard when we complain about others singing his songs and he was doing the same thing all along. I can list about 20 songs that didn't belong to him.
User avatar
Skippa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5606
Joined: Thu May 15, 2003 7:00 pm

Post by Skippa »

inaa lilah wa inaa ilayhi raajicuun. he was our neighbor back home and his son was a good friend. Ilaahay ha'u naxariisto!
Nuruddin
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 636
Joined: Thu Nov 03, 2005 10:49 pm
Location: Bossaso

Post by Nuruddin »

Allah hu naxariisto.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”