Page 1 of 4

Maxamuud Axmed Cali iyo Cabdiraxmaan Axmed Cali "Tuur&q

Posted: Fri Feb 10, 2006 5:42 pm
by X.Playa
Kumbli,

They are brothers, sorry i lost the thread , but this is ur answer. I could be wrong but last time i checked they were brothers.

Posted: Fri Feb 10, 2006 5:45 pm
by fagash_killer
c/tuur just like cigaal all believed in somaliweyn i salute them really

Posted: Fri Feb 10, 2006 5:48 pm
by Samatr
Cabdiraxman Aw Cali oo Gadabursi ah iyo cabdiraxman tuur oo muuse carre HY ayaa isku dartay markaad cabaadaysay.

Posted: Fri Feb 10, 2006 5:59 pm
by Unclebin
Very Happy

Posted: Fri Feb 10, 2006 6:33 pm
by X.Playa
Laughing samatar waleee,

malaa gacantaa igaga dhacday, ee sidan baan ka waday.

Odaygii Masai ga ahaana sawdigan sawirkiisi sita, Cabdilaahi Qarshe

Posted: Fri Feb 10, 2006 6:39 pm
by Samatr
masai waa niman rageedi ah oo dhigyacab ah
maxaa kaga wadaa masai buu ahaa???

Posted: Fri Feb 10, 2006 6:40 pm
by X.Playa
saw hooyadii Masai ma ahayn? cabdilaahi qarshe

Posted: Fri Feb 10, 2006 6:53 pm
by Samatr
Hoyadii waxaan moodi jiray inay Dir aheed iyaguna siday bii uu noqdeen masai.
nin la yaqaano baad masai ku sheegtay beritoolena waxaad odhan doonta cabdiraxman tuur waa kikuyu.

Posted: Fri Feb 10, 2006 6:53 pm
by guledy
Xplaya,abdillahi garshe though born and raised in tanzania was as pure somali as can be.

Posted: Fri Feb 10, 2006 6:58 pm
by X.Playa
Walee samatarow bilaash baad u sheegataa H.Y , geeridii nebiga ma ogid. Cabdilaahi Qarshe waxa dhalay Masai waana reer East Africa , iska soo hubso.

Posted: Fri Feb 10, 2006 7:18 pm
by Samatr
waxuu yahayba waan ogaan doona mid jibril aadan oo wax isku yihiin qarshe ayaan aqaana
cuqdadan ku haysa ayaa ka hadal siisay, odaygan aad ku sheegtay masai waxa dalay nin Jibril adan ah hoyadii waxkasta ha noqoto isagu wuxu yahay nin Jibril adan HY ah
mise adigu dumar baa ku abtirsataa???

HY miyaa la sheeg sheegta mise waa loo dashaa

Posted: Fri Feb 10, 2006 8:12 pm
by XidigtaJSL
Xaaji Playa

Inaadeer since when baa lagu noqon jirey HY qolada hooyadaa, I know many aanu wax isu nahay oo qolo kaste dhashey balse waa niman ilmaadeeradey ah oo abtirsiin baa naga dhaxeysa iyo magacan aad goonida u sheeganeyso. Niyow colaad baa kaa buuxda iyo cuqdad xambaarsan shakhsi iyo qabiil nacayb ee ka hadh raga hooyooyinkood oo sida raga u dood, Cabdilaahi Qarshe ama Masia ha dhasho ama Maraykan ha dhasho waa nin Jibril Aden ah oo HY ah.

Posted: Fri Feb 10, 2006 8:14 pm
by XidigtaJSL
Xaaji Playa

Inaadeer since when baa lagu noqon jirey HY qolada hooyadaa, I know many aanu wax isu nahay oo qolo kaste dhashey balse waa niman ilmaadeeradey ah oo abtirsiin baa naga dhaxeysa iyo magacan aad goonida u sheeganeyso. Niyow colaad baa kaa buuxda iyo cuqdad xambaarsan shakhsi iyo qabiil nacayb ee ka hadh raga hooyooyinkood oo sida raga u dood, Cabdilaahi Qarshe ama Masia ha dhasho ama Maraykan ha dhasho waa nin Jibril Aden ah oo HY ah.

Posted: Fri Feb 10, 2006 8:21 pm
by kambuli
X-Playa,

Intaa uu Samatar kuu sheegey ayuunbaan kaa saxayey. Cabdiraxmaan Aw Cali waa nin Gadabuursi ah. Mindhaa waa sidaa aad sheegtey eh qalinka ayaa kaa boobey. Way dhacdaa in badan. Smile

Posted: Fri Feb 10, 2006 8:26 pm
by COSTA
X-PLAYA waa alcohlic waxi ba iskaga dhex yaacey

in paltalk he uses Xkeys



this old man have no life except to talk about how his mother got
'


raped in Hargeysa in May 1988