Magacaga aya miyirkii iga mayray
Wadnahu wa mid dumarka wareeriya
Samatrow ina adheero so dhawow.
dhalin yaronimo gaboow iyo geeri baa u dambaysa
ninyahow nuur ka wadankaga wa lo so dhaweya
Calan cilmigana qaymaynaya wa helayna
Samatrow, walalo so dhawow.
awoowgay awoowgiis camalkiisi ha igu cidlayn
dhaqankaga iyo afsomaligaga baan ka helay
Marka Samtrow, ina adheero, so dhawow.


