Page 1 of 1

HOW CAN FELLOW SOMALIS BE SHISHEEYE ARGAGIXISO AH?

Posted: Fri Feb 24, 2006 9:23 am
by Lacageylacag
The argagixiso ajnabi they talk about are simple somalis from Ogaden region fleeing from the Xabasha.
Abdi Wal claims the Wadaads are protecting them and he will fight them.

AbdiWal says:

"""in ay ku qanci karaan oo qura in maxkamadaha ay ka tanaasulaan hab dhaqankooda iyo in ay iska fogeeyaan rag shisheeye ah oo ka tirsan ONLF oo ay hooy siiyeen waa sida uu hadalka u dhigaye."""




Cabdi Waal: Ma jirto wada hadal aan la galeyno maxkamadaha

Mogadishu 24 Feb. 06 ( Sh.M.Network) Cabdi Nuure Siyaad oo ka mid ah Isbaheysiga Nabadda iyo la dagaalanka argagaxisada oo bilowgii Todobaadkan rag ka mid ah Hogaamiyaasha iyo ganacsatada Muqdisho ay kaga dhawaaqeen Deegaanka Dayniile ayaa waxa uu ku gacan seyray wadaxaajood ay la galaan Maxaakimta Islaamiga , xilli dadaalo xal raadin ah ay ka soconayaan Hotelka Nabadda ee Muqdisho.

Cabdi Nuur Nuur oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Shabakada warbaahinta Shabelle ayaa waxa uu sheegay in aaney aqoonsaneyn ka isbaheysi ahaan maxkamadaha Muqdisho, abidna aaney aqoonsan doonin, isagoo ku sheegay in ay ku midoobeen shaqsiyaad dambi galay oo shirqoolo iyo dhaqamo ajnabi ah la yimid caasimada Muqdisho.

Mar uu ka hadlayay Wada hadalada ka soconaya Hotelka Nabadda ayuu ku gacan seyray in dhinacooda ay wakiilo u joogaan ama ay diyaar u yihiin in xasaradda loo gorfeeyo qaab beeleed, waxa uuna tilmaamay in ay ku qanci karaan oo qura in maxkamadaha ay ka tanaasulaan hab dhaqankooda iyo in ay iska fogeeyaan rag shisheeye ah oo ka tirsan ONLF oo ay hooy siiyeen waa sida uu hadalka u dhigaye.

Cabdi Nuurre waxa uu sheegay in isbaheysigooda aanu aheyn mid u xuubsiibanaya beel, balse uu ka kooban yahay 10 ruux oo kala matala qeybaha kala duwan ee ku nool Muqdisho, waxa uuna ku eedeeyay in maxaakiimta ay soo wareerareen goobo fariisimo u ahaa taageerayaashiisa, iyana ay difaac ku jiraan ilaa iyo haatan, balse aaneey ugu dulqaadan doonin bulshada ay gabaadka ka dhiganayaan.

Mas'uulkani ka tirsan isbaheysiga la dagaalanka argagixisada ayaa ku nuux nuuxsaday in Muqdisho ay ka jiraan iskuulo laga bixiyo tababaro habka argagixsada ah, waxa uuna ka gaabsaday in uu carabaabo magacyad dugsiyadaasi.

Waxa uu beeniyay in wadaado ay ka dhoofiyeen garoonka Dayniile, isagoo xusay in aysan dhici karin qoys ama beel wadadaad laga dhoofsan karo, waxa uuna is weydiiyay suurto galnimada arinkaasi.

Cabdi Nuure Siyaad oo khadka teleefoonka kula soo xiriirey shabakada warbaahinta Shabelle ayaa beeniyay in ay ku talo jiraan in dalka ay u gacan galiyaan ciidamo Ethiopian ah, isagoo sheegay inay doorbidayaan in shacabka Soomaaliyeed lagu hogaamiyo diinta Islaamka oo aan loo soo hugan shaar u jeedooyin badan leh.

Waxa uu farta ku goday inay iminka ku jiraan waxa uu ku sheegay Difaacu Nafsi , balse ka isbaheysi ahaan ay ku dhawaaqi doonaan dhowaan Taliye ciidan.

Dhinaca kale Xiriir aynu la sameynay Maxaakimta Islaamiga Muqdisho ayey ka gaabsadeen ka hadalka arintan .


http://www.shabellenews.com/2006/February/n6085.htm

Posted: Fri Feb 24, 2006 9:37 am
by Caydid
Lacageylacag, aragagxiso has become the word to use if you want to gain financial backing to outst an enemy. Every dictator is using it to hold onto power. Our warlord based government and president are using it. The last time an organisation called "ururka la dagaalanka argaxgaxisad was formed in Mogadishu" to fight grassroots.

In Ethiopia the government is using the argaxgaxiso card to fight somalis and oromos.

Posted: Fri Feb 24, 2006 9:39 am
by Mowhawk
Why is Shabeelenews.com the only Somali meduim who are pro--Sheekh Aweeys and his militias? I will like to find out more about the issues involved, and are there any more Somali sites supporting those forces?

Posted: Fri Feb 24, 2006 9:48 am
by Caydid
Mr. Mowhak, Shabeelle news and horn afrik are two news outlets that are not based on tribalism. They have daring reporters and they are not intimidated by anyone. There are tens of other news outlets in Mogadishu (much of them are influenced along clan lines).

Posted: Fri Feb 24, 2006 9:50 am
by Basra-
Caydiid it soooo not good to see you again.You remind me of him.That bad warlod Caydiid. Crying or Very sad Mad

Posted: Fri Feb 24, 2006 9:56 am
by Caydid
Basra- LOL , May Allah help you. What did he do to you??? didn't Caydid help you seek a safe heaven in Canada?

Posted: Fri Feb 24, 2006 12:55 pm
by AbdiWahab252
ONLF are tuugo. The Ogadens have been the back bone of the Ethiopian Spy Service in Somalia