Munaasabado kor loogu qaadayo qorista Afka Somaliga oo ka furmay dalka Jabuuti
Jabuuti 23 Feb. 06 ( Sh.M.Network) Munaasabado kor loogu qaadayo qorista iyo ku hadalka Afka Somaliga, ayna ka qeybqaadanayaan Abwaano iyo cilmi baarayaal Soomaaliyeed ayaa ka furmay magaalo madaxda Jamhuuriyadda Jabuuti, kuwaasi oo socon doono mudo 7aad ah.
Jamhuuriyada Jabuuti oo ka mid ah meelaha uu gaaray qoraalka afka Somaliga markii lagu dhawaaqay sanadkii 1972 dii ayaa 34 sano ka dib waxa ay qaadatay go'aan lagu soo nooleynayo qorista afka iyo in ubadka lagu barbaariyo sidii ay u qori lahaayeen afka Somaliga uguna hadli lahaayeen.
Furitaanka Munaasabadaan oo lagu qabtey Guriga Umadda ee Jabuuti ayaa waxaa ka hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaciil Cumar Gelle oo sheegay in dalkiisa uu ka jawaabayo baaqii UNESCO ay soo saartay sanadkii 1999 kii, kaasoo ku wajahnaa in la dhowr Luuqadaha qoraalkooda uu sii lumayo, isagoo sheegay in dowladiisa ay ku dadaaleyso sidii ay u ilaalin laheyd qoraalka farta Somaliga iyo tan Cafariga oo isku dhow aqrinteeda.
Inta ay socdaan Munaasabadahaan waxaa barbar socon doona tartamo dhinaca Suugaanta Afka Somaliga ah oo ay ka qeyb qaadanayaan Jiilka soo koraya.
Gudoomiyaha gudiga Cilmi Baarista Afka Somaliga oo ah qoraaga Weyn ee Somaliyeed Maxamed Daahir Afrax iyo Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi oo labadaba u waramayay Warbaahinta Jabuuti ayaa waxa ay sheegeen in ay ku faraxsan yihiin qaabka loo soo agaasimay Munaasabadaan iyo in 34 sano ka dib la xusuusto qiimaha uu leeyahay afka Somaliga.
Shabelle Media Network, Jabuuti
Daawo bogga sawirada abaaraha
Good News For Biko And His Co-Reer Xeebta !!!!!!!!!!!!!!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 526 Views
-
Last post by AwdalPrince
-
- 12 Replies
- 990 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 1 Replies
- 18504 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 17 Replies
- 18933 Views
-
Last post by Seedyare
-
- 2 Replies
- 912 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 14 Replies
- 3433 Views
-
Last post by Casanova25
-
- 3 Replies
- 1569 Views
-
Last post by Basra-
-
- 9 Replies
- 1720 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 1629 Views
-
Last post by Harti55
-
- 4 Replies
- 1103 Views
-
Last post by abdikarim86