The sickness in Somalia affected us too
Posted: Tue Mar 14, 2006 9:09 am
If you are from beyond Balcad, don't even bother to read
Jirrada oo Somalia ku dhacdi aa unukana nagu habsati haddiin Reer Xamar nahay.
Khabiil khabiilkaan oo inika isku kala bixiheysiin, unukana waa na daarti ma ogtiinoo. Sii inika Darod, Habiye, Isaakh isku kal takoorowsin, unukana waa nagu daarateen, hadda waxaabo bilaabati, Bandhabow iniis Dhabar Weyne ku dhoho, Midgaan camal aa tahay, Shaanshina aas Durukhbo oogu faano unukaa kaa fiican, Xaatimina aas dhaho ani maba lii gaari karo .................. dadkii Aw Aweyska isla deggenaay oo caadi iska ahaayeen, hadda inii isku duufaan eey ku dhowaden, yaab maahinoo