Page 1 of 1
Hal kalmad oo af Somali eh ha la ii sheego
Posted: Wed Mar 15, 2006 10:38 am
by Mureedi
Barqo maxaa waaye?
Ber aan u fasiro aan waayi
Posted: Wed Mar 15, 2006 11:09 am
by AbdiWahab252
Habarta !
Posted: Wed Mar 15, 2006 11:12 am
by The-Screw
Yeah!
Posted: Wed Mar 15, 2006 11:16 am
by PETERCROUCH
Maa Hee
Posted: Wed Mar 15, 2006 11:43 am
by Mureedi
Cabdiwahab
Akhligaada waxaas ku tusi, qof oo su'aal warsadi inaa aa habartis gaartid miyaa? dabbaal oo dabbal kaleento jirin.
City of Mogadishu aa ku khorati meeha oo profileka waxaa noo sheegowsaa inaa aa Xamar daye ka imaati miyaa. Kuwii caanaha noo keeni jireen aa tahay waa is sheegti, dameer waaxid
Posted: Wed Mar 15, 2006 12:51 pm
by Caydid
Barqo=arooryo=subax waaye.
Ma kastay? Ma garatay ?