GAROOWE : Mid ka mid ah Xubnaha Golaha Deegaanka Garoowe oo iscasilay , wuxuuna Goluha ku eedeeyay in ay gudan waayeen waajibaadkii saarnaa
Posted to the Web Mar 18, 18:56
Garoowe:-C/salaam Jaamac Faarax (Kawte) oo ka mid ahaa Golaha Deegaanka Degmada Garoowe ayaa maanta iska casilay Xubanimadii Golaha , wuxuuna sheegay Golaha uu isagu ka mid ka ahaa ay ka soo dhalaali waayeen dhaartii ay bulshada u mareen.
Mr: Kawte wuxuu sheegay in uu Alle ka cabsaday oo uu dib u jeelacay dhaartii la dhaariyay ee ahayd in waajbiaadka saaran ay si daacad ah u gutaan , kadibna markuu arkay in Golahaani aysan hanan karin hawlaha loo igmaday in uu doortay in uu iscasilo isagoo aan si gaara cidna wax uga sheegin.
Waxaa indhawaale isa soo taraya eedeemaha ka dhanka ah Maamulka dawalda hoose ee Garoowe , waxaana lagu dhaliilayaa waxqabad la’aan dhinac kasta saamaynaysa , iyadoo si bareera loo wada dagay waddooyinkii dhexmarayay gudaha magaalada.
Axmed C/salaam
Puntlandpost,Garoowe,J,F,Soomaaliya
When Somalis Will Elect President Like This Honest? !!!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 769 Views
-
Last post by Basra-
-
- 14 Replies
- 1351 Views
-
Last post by herndonhomer
-
- 8 Replies
- 187 Views
-
Last post by Shirwac_1
-
- 0 Replies
- 1848 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 3 Replies
- 511 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 42 Replies
- 2950 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 0 Replies
- 358 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 54 Replies
- 4081 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 13 Replies
- 726 Views
-
Last post by Reer Burao
-
- 0 Replies
- 326 Views
-
Last post by FAH1223