I know there was something fishy about it.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
I know there was something fishy about it.
If you can’t read Somali, go hang your self.
Last Updated Thur, April,04, 2006,13:30 Pm--Mogadishu Somalia
Ehelada ninkii la qisaasay oo eedeyn u jeediyay Maxkamada Makka Al-mukarama
Mogadishu 04 May. 06 ( Sh.M.Network) Ehelada gacan ku dhiiglihii dhowaan ay qisaastay Maxkamadda Makka Al-mukarama ee ka soo jeeda beelaha laga tirada badan yahay ayaa sheegay in aaneey waxba kala socon xukunkii ay ku fulisay Maxkamadaasi, iyagoo ku tilmaamay in uu ahaa mid lagu fududaaday.
Leyla Axmed Nuur (Leyla Gureey) oo iyadu ah xaaska uu qabo ninkii la qisaasay adeerkiis oo si gaar ah gacanta ugu heysay la socodka iyo daryeelka Marxuumkaasi intii uu ku jirey Maxkamadda ayaa ku cataawday in aaney waxba ka ogeyn markii uu dhacayay xukunkii qisaaska ahaa ee lagu fuliyay wiilkooda.
Waxa ay intaasi ku dartay in ay ku heshiiyeen ehelada laga dilay marxuumkii horey u geeriyooday in la bixiyo diyo , balse maxkamadu ay go'aan ku gaartay in ay qaado xukunkaasi, oo ay sheegtay in uu ahaa mid aan loo dhameyn.
Sheekha Cumar macalin Xuseen oo ka soo jeeda beelaha aan hubeysneyn oo ay xukuntay Maxkamadda Makka Al-mukarama oo aan awood u laheyn in ay qabato mid ka mid ah beelaha Hubeysan hadii dabmi uu ku galo maxkamadda horteeda marka laga reebo beelaha laga tirada badan yahay oo fagaarayaasha sidii larabo xukun loogu fuliyo

- LionHeart-112
- SomaliNet Super

- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super

- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Actually this Maka Al Mukarama court is not a real islamic court. Its head is a warlord that gets money from the CIA and supports the recently created Shaydaan Alliance. You know them fools who are supposed to fight against terrorism when they are the ones that terrorise the mogdishu natives. Yeah the head of this so called Islamic court is a big supporter of this group. Not only that, he is a current member of Warlord Yalaxoow's armed militias. The execution of that fella was carried out for political reasons.
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Dhaga,
Out of the blue ayaa qofkani waxan qorey, isagoo ka baqaya dadkii arrintan ka hadlay, probably he knew about the whole thing... Can you beleieve he says " Somalia Ninkii xoog lahaa, xaajo u falantaa"?
Pablo Escobar
SomaliNetizen
Joined: 11 Dec 2005
Posts: 256
Location: Baar Ubax, Bakaaraha iyo Black sea
Posted: Thu May 04, 2006 9:34 am Post subject:
--------------------------------------------------------------------------------
Lugooyo
Marxuumka la dilay wuxuu kasoo jeedaa qabiilka insignificant gaa aa kasoo jeedo nacalaa nacastii ku dhashay iyo aabahaa ku yaalee.
War xayawaan yahoow baacaa adiga iyo habartaan KUMBALU wadato diin kale malihidin miyaa 24/7 waa adinka calaacal isla daba socdee.
Habartaan sixirooleeydaa iyo doqonkaan calaacalka badan ooyintooda meel kasta ee taalaa.
Adinka camal noloshiina wax ee ka tahay soomaliya maleh. Soomaaliya ninkii xoog leh ee xaajo u falantaa.

- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super

- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
[quote="kambuli"]Dhaga,
Don't you see the date? Today... probably he was justifying the action..[/quote]
Sorry walaal, sometimes my Somali goes "south'.
I did read that again...this guy must be one sick individual. I can please he said something like this. Maalin laysku faano iyo markalaaba kal jirta.
Lugooyo,
Please don't respond to this creature. Obviously he has no IIMAAN. Isagaa dhiig muslim soo cabay ama lagu koriyay saaxiib oo ka shalay doono wakhti aan qabiil iyo tol kuu hadal kalin.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 514 Views
-
Last post by Naughty_By_Nature
-
- 3 Replies
- 515 Views
-
Last post by West.London.Soldier.
-
- 5 Replies
- 807 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 12 Replies
- 1202 Views
-
Last post by LetsCookBreakfast
-
- 3 Replies
- 506 Views
-
Last post by Coeus
-
- 5 Replies
- 480 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 3 Replies
- 374 Views
-
Last post by GANG Green
-
- 1 Replies
- 300 Views
-
Last post by AbdiWahab252