Gob baan ku dhashaye, Goormaa lay Gumeystey..

Afka hooyo :) Qaybtan waxaa loogu talagalay dadka wax ku qora luqada Soomaaliga.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

val2006
Posts: 1
Joined: Sun May 07, 2006 2:16 pm

Gob baan ku dhashaye, Goormaa lay Gumeystey..

Post by val2006 »

Gob baan ku dhashaye, Goormaa lay Gumeystey...

Waxaa dhamaan dadka Soomaaliyeed ee caddaalada jecel necebna quudhsiga iyo takoorka la ogeysiinayaa in uu dhici doono banaanbax weyn oo lagaga soo horjeedo xukunkii ay Maxkamada Somaliland ku xukuntay gacan ku dhiiglihii sida badheedhka ah u dilay Allaha u naxariistee Khadar Cismaan Dhabar. Banaanbaxan waxa uu dhacayaa Bishan May 13-keeda 3:00 pm taasoo ah Sanad Guuradii Koowaad ee ka soo wareegtay markii Marxuumka lagu dilay Magaalada Hargeysa.

Waxaa banaanbaxan ka soo qeybgeli doona Idaacado, telefishano iyo Jaraaid fara badan.

Wuxuu ka dhacayaa banaanbaxani Wadada Dawning Street iyo Westminister hortooda.

Fadlan ka soo qayb gal oo taageer Khadar iyo inta kale ee dhiban si ay dalkoodii hooyo ee ay u dhasheen ay ugu helaan cadaalad iyo sinaan.


Waxaa soo qaban qaabiyey……………………………….

Gabooye Minority Organisation
Gabooye.org99@hotmail.co.uk
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Post by COSTA »

Oh wa imaan lahaa laakin tikid ma isoo diree

Oh ileen waaba la soo dhaafey 13 May

Oh anoo joogey kaba soo qaad
User avatar
ciloow
Posts: 211
Joined: Thu May 11, 2006 2:10 am
Location: Dhuusa Mareeb

Post by ciloow »

waraa shufta costa, tigidhka anigaa kaa dhiibaayee, hal mar ma ii jaqee Question
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - Soomaali”