KAMBULI WAXAAN KU WAYDIIYA''''''''''''
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- foolxume2005
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3705
- Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
- Location: JIG_JIGA
- Contact:
KAMBULI WAXAAN KU WAYDIIYA''''''''''''
Kambuli how old are you or how old is you?
Walaahi I have never seen any1 oo labada afba si fican u garanaya I mean englishka iyo soomaaliga, adiga iyo Sir-luggoyo waad iga yaabiseen, most ppl oo oo afka ingriiska si fiican u akhriya una qora macnihiisu waa qurbahay ku koreen meeshay doontaba ha ahaatee,
soomalida inta badan oo qurbaha kukortana iska daa afsoomaali ay qoraane ku hadalkaaba dhib ku ah, marka imisa sonaad qurbaha joogtay, xageebaadse kubaratay sida loo qoro loona akhriyo labada af?

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Waryyaa fool xume. Gabadha miyaad ka heshay?
Miyaan kuula so hadlaa walaal.
BTW, never ask woman about her age!
Kambuuli 14 sanadood 3 biloodbaa u dheer...dadkuubay ka maskax badan tahayee kama wayna kuwa halkan sida caruurt u hadaaqaa Basra..is a prime example of those people I'm talking about.

Last edited by Dhaga Bacayl on Thu May 11, 2006 2:47 pm, edited 1 time in total.
- dhuusa_deer
- SomaliNet Super
- Posts: 8152
- Joined: Wed Feb 09, 2005 4:13 pm
- Location: Canada
Bal kuligiin fiirsha Kambuli (Mrs predictable) jawabtey soo qori doonto. Wey qori: dadka English inta badan ku hadlin in ey neceb yihiin afka hooyadood, kuwa Afsomali badan isticmaala ama si fiican u'eg in ey yaqaanaan in ey yihiin dadka luqadooda jecel.
Car hala arko ayadoo wax kale soo qorta.

Car hala arko ayadoo wax kale soo qorta.
Last edited by dhuusa_deer on Thu May 11, 2006 3:27 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
[quote="dhuusa_deer"]Bal kuligiin fiirsha Kambuli (Mrs predictable) jawabtey soo qori doonto. Wey qori: dadka English inta badan ku hadla in ey neceb yihiin afka hooyadood, kuwa Afsomali badan isticmaala ama si fiican u'eg in ey yaqaanaan in ey yihiin dadka luqadooda jecel.
Car hala arko ayadoo wax kale soo qorta.[/quote]
Did you grow up in a house hold full of chicks....god you sound like one.
C'mon man dig it deep and represent...stop talking like a girl. Hablaha lalama tirsado saaxiib

Car hala arko ayadoo wax kale soo qorta.[/quote]
Did you grow up in a house hold full of chicks....god you sound like one.
C'mon man dig it deep and represent...stop talking like a girl. Hablaha lalama tirsado saaxiib
- dhuusa_deer
- SomaliNet Super
- Posts: 8152
- Joined: Wed Feb 09, 2005 4:13 pm
- Location: Canada
- kambuli
- SomaliNet Super
- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Foolka,
Sir Luggoyo iyo anigu isku af Ingiriisi ma nihin. Ingiriisi xoog badan ayuu yaqaana isagu. Af- Somaaliga se cidna uma oggoli inay iga badiso... Inta ku jirta golahan ayaan sheegaya... Just kidding
Dhowr qof baan filayaa inay iga badiyaan.
Dhaga, I said this before and I want to repeat it now ; I wish inaan kuligeen nolol isku aragno" Bal hala ogaado qofka 14 jir ah ama qofka uuna sawirku qaban
DD.
Waan ku faanaa inaan Af Somaali qoro. Umana arko qofka Ingiriisi badan qoraa inuu iga qiimo badan yahay. Waxaan golahan ku arkay dadkii oo ka wada cararyaa inay af Somaali qoraan si aan loo odhan waa qof da weyn... Kuwo aan aqaano lafahooda cad cad ayaa golahan ka sheegta inay yihiin Non-Somali..
Ma ihi mana jecli dadka caqli caruurka ah ee iska dhigdhiga cid ayna ahayn. Qofka mutacalimka runta ahi ma faano, dadkana isma tustuso ee waa down to earth humble person...
Haddaad aragto qof leh, cilmi badan baan aqaana, waan qurux badan ahay, waan xoolo badan ahay, FI SHI
Sir Luggoyo iyo anigu isku af Ingiriisi ma nihin. Ingiriisi xoog badan ayuu yaqaana isagu. Af- Somaaliga se cidna uma oggoli inay iga badiso... Inta ku jirta golahan ayaan sheegaya... Just kidding

Dhaga, I said this before and I want to repeat it now ; I wish inaan kuligeen nolol isku aragno" Bal hala ogaado qofka 14 jir ah ama qofka uuna sawirku qaban

DD.
Waan ku faanaa inaan Af Somaali qoro. Umana arko qofka Ingiriisi badan qoraa inuu iga qiimo badan yahay. Waxaan golahan ku arkay dadkii oo ka wada cararyaa inay af Somaali qoraan si aan loo odhan waa qof da weyn... Kuwo aan aqaano lafahooda cad cad ayaa golahan ka sheegta inay yihiin Non-Somali..
Ma ihi mana jecli dadka caqli caruurka ah ee iska dhigdhiga cid ayna ahayn. Qofka mutacalimka runta ahi ma faano, dadkana isma tustuso ee waa down to earth humble person...
Haddaad aragto qof leh, cilmi badan baan aqaana, waan qurux badan ahay, waan xoolo badan ahay, FI SHI

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
- dhuusa_deer
- SomaliNet Super
- Posts: 8152
- Joined: Wed Feb 09, 2005 4:13 pm
- Location: Canada
Alla, oo horta maxaa ku jira xoogay sidaa ah? Metelan anigaygan kula hadlaya. Ilaahay wax uu abuuray oo haddii rabbi xugmayo arrimhaas aad soo sheegtay oo dhan igaga sarreyya ma jiro: lacag, aftahannimo, gobanimo, deeqsinimo, geesinnimo(waa wixii aan qori sidan..haddaan kaa arko walaanu Ben Jonson oo dabada basbaas loo mariyay iisoo gaadheyn! That is why I am not in somalia or America)
Intaa waxa ii dheer mutawaadicnimo iyo anoo aan la igu aqoon faan haba yaratee. bal xaajadaa ka warran?
Intaa waxa ii dheer mutawaadicnimo iyo anoo aan la igu aqoon faan haba yaratee. bal xaajadaa ka warran?
- foolxume2005
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3705
- Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
- Location: JIG_JIGA
- Contact:
Dhaga gabadha hadaan rabo inaan la hadlo adiga kuuma baahni aniga kaligayayaa lahadli kara , beside that Caruus baan ahay so that's out the Q.
Kambuli I dont think inaad da' wayntahay I think in si fiican laguu soo koriyay, you remind me my lilte 16 years old sister Atlanta ayay kudhalatay hadana markay afsoomaliga ku hadlayso waxaad moodaa inay hada soomaliya ka timid, so keep up the good work,hadaan minyaro u baahdana PM baan kuu soo diri doonaa insha alaah.
Galool ama af muslin ama af gaalo mid ku hadal.
Dhuuso I got nothing to say to you .
Kambuli I dont think inaad da' wayntahay I think in si fiican laguu soo koriyay, you remind me my lilte 16 years old sister Atlanta ayay kudhalatay hadana markay afsoomaliga ku hadlayso waxaad moodaa inay hada soomaliya ka timid, so keep up the good work,hadaan minyaro u baahdana PM baan kuu soo diri doonaa insha alaah.
Galool ama af muslin ama af gaalo mid ku hadal.
Dhuuso I got nothing to say to you .

- dhuusa_deer
- SomaliNet Super
- Posts: 8152
- Joined: Wed Feb 09, 2005 4:13 pm
- Location: Canada
- foolxume2005
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3705
- Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
- Location: JIG_JIGA
- Contact:
- dhuusa_deer
- SomaliNet Super
- Posts: 8152
- Joined: Wed Feb 09, 2005 4:13 pm
- Location: Canada
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
- foolxume2005
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3705
- Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
- Location: JIG_JIGA
- Contact:
waryaa Xoogsade, is my english that stinks not Soomligayga , af soomaaliga wax iga badiya u malayn maayo inay halkan joogaan, laakiin I wish inaan sida Kambuli iyo sir-lugooyo aan englishka u qori karo.
Adiga iyo coolman soomaaligiinu wuu usoo yara dhow dhow yahay dadka aan kur ku soo sheegay, englishkiinuna waa uu fiicanyahay, waxaan u malaynayaa idinkoo yar yar baa far la idingaliyay
Adiga iyo coolman soomaaligiinu wuu usoo yara dhow dhow yahay dadka aan kur ku soo sheegay, englishkiinuna waa uu fiicanyahay, waxaan u malaynayaa idinkoo yar yar baa far la idingaliyay

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 57 Replies
- 3830 Views
-
Last post by kambuli
-
- 2 Replies
- 243 Views
-
Last post by Ureysoo
-
- 45 Replies
- 3352 Views
-
Last post by kambuli
-
- 3 Replies
- 1782 Views
-
Last post by adanboy
-
- 9 Replies
- 1072 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 10 Replies
- 1101 Views
-
Last post by kambuli
-
- 1 Replies
- 379 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 50 Replies
- 3662 Views
-
Last post by LaDy-Qac
-
- 6 Replies
- 644 Views
-
Last post by Garaad_LQ
-
- 11 Replies
- 1278 Views
-
Last post by RebelLion