Page 1 of 2

KAMBULI WAXAAN KU WAYDIIYA''''''''''''

Posted: Thu May 11, 2006 2:02 pm
by foolxume2005
Kambuli how old are you or how old is you?
Walaahi I have never seen any1 oo labada afba si fican u garanaya I mean englishka iyo soomaaliga, adiga iyo Sir-luggoyo waad iga yaabiseen, most ppl oo oo afka ingriiska si fiican u akhriya una qora macnihiisu waa qurbahay ku koreen meeshay doontaba ha ahaatee,

soomalida inta badan oo qurbaha kukortana iska daa afsoomaali ay qoraane ku hadalkaaba dhib ku ah, marka imisa sonaad qurbaha joogtay, xageebaadse kubaratay sida loo qoro loona akhriyo labada af?

Posted: Thu May 11, 2006 2:45 pm
by Dhaga Bacayl
Waryyaa fool xume. Gabadha miyaad ka heshay?

Miyaan kuula so hadlaa walaal.



BTW, never ask woman about her age!


Kambuuli 14 sanadood 3 biloodbaa u dheer...dadkuubay ka maskax badan tahayee kama wayna kuwa halkan sida caruurt u hadaaqaa Basra..is a prime example of those people I'm talking about. Smile

Posted: Thu May 11, 2006 2:46 pm
by dhuusa_deer
Bal kuligiin fiirsha Kambuli (Mrs predictable) jawabtey soo qori doonto. Wey qori: dadka English inta badan ku hadlin in ey neceb yihiin afka hooyadood, kuwa Afsomali badan isticmaala ama si fiican u'eg in ey yaqaanaan in ey yihiin dadka luqadooda jecel. Laughing


Car hala arko ayadoo wax kale soo qorta.

Posted: Thu May 11, 2006 2:50 pm
by Dhaga Bacayl
[quote="dhuusa_deer"]Bal kuligiin fiirsha Kambuli (Mrs predictable) jawabtey soo qori doonto. Wey qori: dadka English inta badan ku hadla in ey neceb yihiin afka hooyadood, kuwa Afsomali badan isticmaala ama si fiican u'eg in ey yaqaanaan in ey yihiin dadka luqadooda jecel. Laughing


Car hala arko ayadoo wax kale soo qorta.[/quote]

Did you grow up in a house hold full of chicks....god you sound like one.
C'mon man dig it deep and represent...stop talking like a girl. Hablaha lalama tirsado saaxiib

Posted: Thu May 11, 2006 2:54 pm
by dhuusa_deer
Dhaga,

Unlike you, I DO consider a woman at least intellectually equal to me. Meaning, she can take what she dishes out. Wink

Posted: Thu May 11, 2006 3:24 pm
by kambuli
Foolka,

Sir Luggoyo iyo anigu isku af Ingiriisi ma nihin. Ingiriisi xoog badan ayuu yaqaana isagu. Af- Somaaliga se cidna uma oggoli inay iga badiso... Inta ku jirta golahan ayaan sheegaya... Just kidding Laughing Dhowr qof baan filayaa inay iga badiyaan.

Dhaga, I said this before and I want to repeat it now ; I wish inaan kuligeen nolol isku aragno" Bal hala ogaado qofka 14 jir ah ama qofka uuna sawirku qaban Laughing

DD.

Waan ku faanaa inaan Af Somaali qoro. Umana arko qofka Ingiriisi badan qoraa inuu iga qiimo badan yahay. Waxaan golahan ku arkay dadkii oo ka wada cararyaa inay af Somaali qoraan si aan loo odhan waa qof da weyn... Kuwo aan aqaano lafahooda cad cad ayaa golahan ka sheegta inay yihiin Non-Somali..

Ma ihi mana jecli dadka caqli caruurka ah ee iska dhigdhiga cid ayna ahayn. Qofka mutacalimka runta ahi ma faano, dadkana isma tustuso ee waa down to earth humble person...

Haddaad aragto qof leh, cilmi badan baan aqaana, waan qurux badan ahay, waan xoolo badan ahay, FI SHI Laughing

Posted: Thu May 11, 2006 3:28 pm
by Dhaga Bacayl
[quote="kambuli"]
Dhaga, I said this before and I want to repeat it now ; I wish inaan kuligeen nolol isku aragno" Bal hala ogaado qofka 14 jir ah ama qofka uuna sawirku qaban Laughing

:[/quote]

Walaal waaban ku amaanayee maxaad igu cuntay? Wink

Posted: Thu May 11, 2006 3:30 pm
by dhuusa_deer
[quote="kambuli"] Ma ihi mana jecli dadka caqli caruurka ah ee iska dhigdhiga cid ayna ahayn. [/quote]

I have someone in mind... the most detestable creature in these boards.

Posted: Thu May 11, 2006 3:34 pm
by Galol
Alla, oo horta maxaa ku jira xoogay sidaa ah? Metelan anigaygan kula hadlaya. Ilaahay wax uu abuuray oo haddii rabbi xugmayo arrimhaas aad soo sheegtay oo dhan igaga sarreyya ma jiro: lacag, aftahannimo, gobanimo, deeqsinimo, geesinnimo(waa wixii aan qori sidan..haddaan kaa arko walaanu Ben Jonson oo dabada basbaas loo mariyay iisoo gaadheyn! That is why I am not in somalia or America)

Intaa waxa ii dheer mutawaadicnimo iyo anoo aan la igu aqoon faan haba yaratee. bal xaajadaa ka warran?

Posted: Thu May 11, 2006 4:10 pm
by foolxume2005
Dhaga gabadha hadaan rabo inaan la hadlo adiga kuuma baahni aniga kaligayayaa lahadli kara , beside that Caruus baan ahay so that's out the Q.

Kambuli I dont think inaad da' wayntahay I think in si fiican laguu soo koriyay, you remind me my lilte 16 years old sister Atlanta ayay kudhalatay hadana markay afsoomaliga ku hadlayso waxaad moodaa inay hada soomaliya ka timid, so keep up the good work,hadaan minyaro u baahdana PM baan kuu soo diri doonaa insha alaah.

Galool ama af muslin ama af gaalo mid ku hadal.


Dhuuso I got nothing to say to you . Wink

Posted: Thu May 11, 2006 4:15 pm
by dhuusa_deer
[quote="foolxume2005"] Dhuuso I got nothing to say to you . Wink[/quote]


haye habo

Posted: Thu May 11, 2006 4:17 pm
by foolxume2005
[quote="dhuusa_deer"][quote="foolxume2005"] Dhuuso I got nothing to say to you . Wink[/quote]


haye habo[/quote]


Habo aa? war habooyinku malaha Balls iyo cali fanax.

Posted: Thu May 11, 2006 5:11 pm
by dhuusa_deer
[quote="foolxume2005"][quote="dhuusa_deer"][quote="foolxume2005"] Dhuuso I got nothing to say to you . Wink[/quote]


haye habo[/quote]


Habo aa? war habooyinku malaha Balls iyo cali fanax.[/quote]

mahad sanid sidaa ii saxday Eedo

Posted: Fri May 12, 2006 1:20 am
by xoogSADE14
foolxume

just cause your somali stinks ummadoo dhan isku dhinac hamarin Laughing

Posted: Fri May 12, 2006 10:59 am
by foolxume2005
waryaa Xoogsade, is my english that stinks not Soomligayga , af soomaaliga wax iga badiya u malayn maayo inay halkan joogaan, laakiin I wish inaan sida Kambuli iyo sir-lugooyo aan englishka u qori karo.
Adiga iyo coolman soomaaligiinu wuu usoo yara dhow dhow yahay dadka aan kur ku soo sheegay, englishkiinuna waa uu fiicanyahay, waxaan u malaynayaa idinkoo yar yar baa far la idingaliyay Laughing