like i said the own all the 3 warlors of somalia dahir riyaale and cadde are right now in addis ababa and dahir riyaale promised somalilanders that he wont held talks with his enemy but ofcourse when his masters say that they will do just read how ethopia is really de facto rulers of somalia while they are ready to use the berbera port
Muxuu Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Males Zanawi uu kala hadlay Madaxweynaha Jsl Rayaale Iyo Madaxweynaha Puntland Cade Muuse
hadhwanaag 2006-05-16 (Hadhwanaagnews) Adi ababa (HWN):- Ra’iisal wasaaraha dawlada Ethiopia Males Zanawi ayaa wada hadalo kula yeeshay magaalada Adis ababa madaxweynaha jamhuuriyada somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cadde Muse.
Warkan oo ay daabacday shabakada wararka internet-ka waltainfo ee Ethiopia laga leeyahay, ayaa ra’iisal wasaaraha dawlada Ethiopia Males Zanawi labada Masuul madaxweynaha somaliland Daahir Rayaale iyo madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cadde Muuse Midba gooni gooni ula kulmay, waxaanay kulankaasi isku waydaarsadeen xidhidhka ka dhaxeeya shucuurta Ethiopia iyo somaliya.
Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Cadde Muuse kulankaasi markuu dhamaaday waxa uu sheegay inuu Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Males Zanawi inay kala xaajoodeen iskaashiga dhaqaalaha, Amaanka iyo bulshada, iyo sohdinta u dhaxeysa somaliya iyo Ethiopia.
Ra’iisal wasaaruhu waxa uu markii danbe uu la kulmay madaxweynaha jamhuuriyada somaliland Daahir Rayaale Kaahin, maalintii shalayna la kulmay wasiirka Arimaha dibada sayum mesfin Ethiopia labada dhinac waxay kawada hadleen ganacsiga ka dhaxweeya somaliland iyo Ethiopia, waxaana hadalkaasi lagu xusay in dekeda Berbera inay si weyn wax uga tari karto xidhiidhka dhaqaale ee shucuurta Ethiopia iyo somaliland
Weriye, mustafe-janaale
E-mail, janaale94@yahoo.com
IS ETHOPIA DE FACTO RULERS OF SOMALIA
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

WAR DEG DEG AH MADAXWAYNE RIYAALE OO LA KULMEY CADE MUUSE
Wararka naga soo gaadhaya magalaada addisababa ayaa waxay sheegayaan inay xalay wada kulmeen Riyaale iyo Cade Muuse warkan oo aanu ka helay ilo u dhuun daloola waftiga madaxweynaha,oo ka gaabsadey in la magacaabo.
ka dib markii uu ra,iisal wasaaraha itoobiya Mr Males Zenawi uu gooni gooni ula kulmey madaxweyne iyo Riyaale iyo hoogaamiye kooxeedka puntland Cade Muuse. ka dibna uu isu keenay labadooda.
mar aanu wax ka weydiinay masuuliyiinta la socota madaxweynaha sababata uu ula kulmey Cade Muuse oo ah nin sheegta qaar ka mida gobolada somaliland ahna nin ka soo horjeeda gooni isu taaga somaliland ayaa ka gaabsaday inay wax wara ka bixiyaan arrinta,
hadaba waxaa iska cad inay intoobiya rabto iney laba shimbirood dhagax kuwada disho oo ay wada isticmaasho labada dekeddood ee Berbera iyo Bosaaso.
bal u fiirso Cade Muuse oo sheegay inay Ra,iisal wasaaraha Itoobiya ka wada hadleen
iskaashiga, dhaqaalaha.amaanka iyo sohdinta u dhaxaysa itoobiya iyo somalia cajiib!!.
halka madaxweyen Riyaale uu ka sheegay inay ka wada hadleen ganacsiga ka dhaxeeya somaliland iyo Itoobiya waxaana halka lagu xusay in dekedda berberi ay si weyn wax uga tari karto xidhiidhka dhaqaale ee Itoobiya iyo Somaliland
Hadaba madexweyne Riyaale oo ah nin khiyaameeyey qarankii xilka u dhiibtay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay isaga oo soo gaadhey 10 subaxnimo ee saka.
Sooyaal Adisababa
Date: 2006-05-17
Readed 407 Times
Copyright ©2005 to Sooyaal News. Powered By: Online-Today.net

and this is what he said 3 days ago before he left hargeisa

M/weyne Rayaale intii aanu saaka ka dhoofin Madaarka oo uu wariyayaasha la hadlay ayuu sheegay in mudada uu halkaasi joogo la kulmi doono madaxda Itoobiya iyo wakiilada reer Galbeedka halkaasi ka jooga.oo ay ka wada hadli doonaan arrimaha gobolka iyo xaalada somaliland ee waqtigan.
waxa kale oo M/weyne Rayaale la waydiiyay bal waxa ka jira warar sheegaaya in uu la kulmi doono M/weynaha Maamul goboleedka puntland Cadde Muuse Maxed oo isna haatan booqasho ku jooga Addis Ababa. waxana uu sheegay in aanay wararkaasi waxba ka jirin ee ay tahay war la buun-buuniyay oo ay wadaan ayuu yidhi dad dana gaar ah lihi.
M/weynaha wax garoonka ku sii sagootiyay M/weyne Xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, wasiiro iyo dadweyne aad u tiro badan

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 2417 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 0 Replies
- 340 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 17 Replies
- 2226 Views
-
Last post by lali99
-
- 53 Replies
- 4142 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 481 Views
-
Last post by Deqa111
-
- 3 Replies
- 788 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 0 Replies
- 332 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 7 Replies
- 654 Views
-
Last post by Nolol cusub