Walaahi that was shit specialy the part it says
Ragaani dhalinyarada ah ayaa loo geystay jir-dil iyadoo gacmaha iyo lugahaba laga jajabiyey, iyadoo kadibna sida ay sheegeen dhalinyarada qudhooda caag la dhalaaliyey dusha looga shubay.
Sidoo kalena waxaa la sheegay in nimankani xiniinyaha laga bixiyey, waxaana falkaas aad uga xumaaday oo cambaareeyay qaar ka mid ah dadka Gobolka Muduug


