Courtesy of dayniile.com
ISnt it time that they stop wasting their lives for nothing???? I personally think so.
Hoobiye iyo Hawiye maxaa kala heesto
Muqdisho,
Dadka Muqdisho ku nool oo ah dadka ugu nasiibka xun marka loo fiiriyo qeybaha kale ee Soomaaliya ayaa waxey na siib u yeesheen colaad joogta oo aan dhamaan ,
Hadaba dhibka heesto beelaha Hawiye ayaa ah
Hoobiye aan la heyn dhamaad iyo Hawiye maxaa kala heesta
Hogaan la aan joogta iyo Hawiye maxaa kala heesta
Hunguri aan laga dhargeyn iyo Hawiye maxaa kala heesta
Haween aan loo naxeen iyo Hawiye maxaa kala Heesta
hurda la aan joogtaa iyo Hawiye maxaa kala Heesta
Hoos ka guux aan la heyn dhamaad iyo Hawiye maxaa kala heesto
Hub aruursi aan la heyn gul iyo Hawiye maxaa kala heesta
Hooy aan si fiican loogu harseen iyo Hawiye maxaa kala heesta
Hooyo hunguri raadihii iyo Hawiye maxaa kala heesta
Horjooge maleeyshiyo aan laheyn aqoon iyo Hawiye maxaa kala heesta.
Hoobiye iyo Hawiye maxaa kala heesto
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

I don’t understand why they keep fighting.. Dagaalka xamar cid ku guuleysaneyso ma jirto. 15 sano ayey isku heystaan magaaladaas, ilaa iminkana ma jirto cid ku adkaatey. Why don't they just think of that? Khadka cagaaran ayuu sii badinayaa iyo dhibaato dadka maatada loo geysto. I hope Hawiye in ay dantooda gartaan oneday.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 925 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 1 Replies
- 646 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 36 Replies
- 2880 Views
-
Last post by OliveOil
-
- 27 Replies
- 1796 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 2 Replies
- 587 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 45 Replies
- 3863 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 0 Replies
- 267 Views
-
Last post by afisoone
-
- 1 Replies
- 618 Views
-
Last post by BlueBlood
-
- 8 Replies
- 1288 Views
-
Last post by X.Playa