PPL IN BAY AND BAKOOL GETTING READY FOR DJIHAAD
Posted: Sat Jun 17, 2006 9:43 am
People in Baay and Bakool getting ready for Jihaad
CulumaÂ’u-diinka Gobalada Baay iyo Bakool oo Iclaamiyey Jihaad
Wararka naga soo gaaraya Gobalada Baay iyo Bakool waxay sheegayaan in salaaddii Jimcaha ee shalay Masajidda ku yaala gobaladaasi laga iclaamiyay in lala jihaado ciidamada shisheeye ee la damacsan yahay in la keeno Soomaaliya.
“Waxaan u diyaar garoobeynaa sidii aan ula jihaadi lahayn ciidamada shisheeye iyo cid kasta oo ku taageerta” ayuu yiri Sheekh ka is taagay masjid ku Magaalada Baydhabo oo sheegay in Dowladda Federaalka ay noqotay dowlad u adeegta, Caddowga Ummadda Soomaali-yeed, isagoo farta ku fiiqay wadanka Itoobiya.
Dadweynaha ku nool Magaalada Baydhabo ayaa caro weyn ka muujiyay in Dowladda Federaalka siiba Baarlamaanka uu u codeeyo in Soomaaliya la keeno ciidamo ka socda wadamada Afrika gaar ahaan wadamada deriska la ah Soomaaliya sida Itoobiya, Kenya iyo Jabuuti.
source: Somalitalk