Page 1 of 1
Meki verkoopt Somalische beer uit Somalie
Posted: Sun Jun 25, 2006 6:15 am
by Gedo_Boy
Posted: Sun Jun 25, 2006 6:21 am
by ciloow
Aniga kuu fasiraayo ee si fiican u faham:-
Qof kasto oo kasoo jeedo Gobolka Gedo waa in uu iska dhigaa baaquliga uu ku tuugsanaayo ee uu bada iska xaadiriyaa, markab baa halkaa idiin taagan oo idiin kuugu diyaara meel allaale meesha aad aduunka ka doonaysaan in uu idiin geeyo, marka haka daahin is qoristu wali waa socotaa, awalba wax gedo ka yimid faa'iido malahayn

Posted: Sun Jun 25, 2006 6:28 am
by Gedo_Boy
wee kaa jajabantahay saaxib........
adeer isbaaradiis waa la burburiyey ee maxaad ka damacsantahay daqaalada

Posted: Sun Jun 25, 2006 6:31 am
by ciloow
doqon aan dantiisa aqoon baad tahay, hadii xitaa af Dutch lagu qoro Somalie ma reer gedo oo idil in loo yeedhay baad mooday

Posted: Sun Jun 25, 2006 6:37 am
by Gedo_Boy
[quote="ciloow"]doqon aan dantiisa aqoon baad tahay, hadii xitaa af Dutch lagu qoro Somalie ma reer gedo oo idil in loo yeedhay baad mooday

[/quote]
Dhuusa Mareeb xagee wayee? kuwi malayda ayako qaawan bada ka guri jiray ba dego miya?
Posted: Sun Jun 25, 2006 6:44 am
by ciloow
nacasyahoow i dhagayso, malaayga isaga oo gaajo kasoo cararay oo dhankaa iyo gedo ka yimid buu inoo yimaadaa, markaas baan dhib la'aan dabnaa deedna dabka galinaa, doqon adiga oo kale markaan aragnana waanu ku daac daacsannaa

Posted: Sun Jun 25, 2006 6:51 am
by Gedo_Boy
gaajadeena hadde lilaahi kaaga tahay inaad na caawisid.......cambuulada of afar iyo labaatan saac Dhuusa Mareeb lagu quraacdo, qadeeyo, iyo lagu casheeyo maad wax naga siisid?

Posted: Sun Jun 25, 2006 6:55 am
by ciloow
Soomaali in aad adinka kaliya tihiin baad isku haysateen, kadib baa ilaaheey ciqaab idin kaga dhigay, cambuulo yaa ka fiican waaba brotine lugo iyo indho lehe, soo lugeey from Gedo to Dhuusa Mareeb iyada oo wali fresh ayaad u imaanee
