TODAY SOMALILAND ENDEPENDENCE DAY FROM GREAT BRITAIN
Posted: Mon Jun 26, 2006 12:17 pm
Munaasibada Xuska 26 June oo ku beegan maalinti Jamhuuriyada Somaliland Xornimada ka qaadatay Mustacmarkii Ingiriiska aya waxa maanta Xafalad weyn lugu Qabtay Fagaaraha Kheyriyada Burco
Xafaldan oo ay ka soo qayba Galeen Duqa Magaalda Burco Maxamuud Xasan Dhagalaab xildhibaano ka tirsan Golaha Degaanka Burco Gudoomiye Ku xigeenka Gobolka Togdheer Guuled Daahir Samatar iyo Fananiin Caan ah oo ay kamid Yihiin Axmed Saleeban Bide, Kinsi Xaaji Aadan iyo Fanaanin kale
Munasibadan oo aad loo so agasimay waxa ka soo qayab galay iyan Dadweyne aad u tiro badan
Furitaanki Xafalda ay waxa ka hadalay Duqa Magalaada Burco Maxamuud Xasan Dhagalaab oo ka waramay taariikhda Maalinta 26 Juune iyo siday Somaliland uga Luntay Xornimadii curdinka ahayed .
Mr Maxamuud oo ka hadalayaay Taarikhda Maalinta 26 June ayaa waxa uu yidhi
Maanta waa maliinti aynu Xornimadeena ka qaadanay Gumaystihii Ingriska 4 maalmood kadiban waxaynu Xornimadeeni si indho la'aan ah u geynay Koonfur .
Marar Badan ay laysku Dayay in dib loo so ceshod xornimadeeni marar badan ayaay Guuldaraysteen Lakiin 18 may ayaynu ku guulaysanay
Mar Sarakiil Dhalinyaro ah oo waxa ku soo baraty Ingriiska ay Damcay inay Inqilaab ku qabsadan Dalka lakiin umay suurtoobin
Mar kalen Waqooyigi waxa uu lah 33 Xildhibaan iyo Labo wasiir waxay Dhamaantod ku shireen Afgoye waxayna goosten si Sadkooda loo siyo inay is wada casilaan
waxan Balantii kaga baxay oo fashiliya Labo Nin oo Reer Waqooyi ahaa
18 May ayaynu Dib u helnay Xornimadeeni inag Luntay
Maraka waxan Idunku boorinaya inaad Xornimadiina iyo Nabdegalyada Ilashataan
Waxa isna Halkaa ka hadalay Gudoomiye Ku xigeenka Gobolka Togdheer Guleed Daahir samatar oo isna ka hadaly Taarikhda 26 juune .
Dhanka kale waxa iyan halka Heeso iyo Madadaalo ku soo ban dhigay Koox Fanaanin ah oo ay horkacayeen Axmed Saleeban Bide iyo Kinsi Xaaji Aadan Fanaaniinta oo Dadku aad ula dhecen Heesahay halka ku soo ban dhigeen
Guud ahaan Madasha ayaa ah mid aad u fiican
Source Togdheernews