Page 1 of 1

Lesbian/biosexual issues

Posted: Tue Jun 27, 2006 1:03 pm
by cabaryaaban
Hi all

Marka hore ha ila Yaabin, Hanjabin, Ceynin BALSE ila tali hadaad awoodo..

Waxaan ahey gabar somaliyeed, waxaan isku arkey waayadan danbe in aan ka helo GABDHAHA, waxaan markasto ku fakaraa in aan la kulmo gabar!!!

Waxa aan sameeyo ma garanayo, waxaan rabay in aan ogaado in arintaan ay caadi tahay oo ay jiraan dumar badan oo ila mid ah!!!

Maxaan sameeyaa si aan uga baxo?


Gabar Yaaban Confused

Posted: Fri Jul 14, 2006 9:58 am
by bham's_beauty
how can u ask us if this is caddi or not

u know its not Arrow

Posted: Fri Jul 14, 2006 12:51 pm
by Nydia
Gabaryaaban, horta aniga kuma caaynaayi becuz gabdho noocaaga oo kale ah waan soo arkey oo iyagane sidaada oo kale "bi curious" u ah. Marka abaayo, waxaan kugula talin lahaa inaad quraanka badsatid oo maskaxdaada dhan naag iyo wax u dhow ka saartid..wax balaayo iyo dambi kaaso raaceyso ka dheeraaw.



Waxa hada kaa waalayo waa sheydaan , qof qurbaha joogane sheydaan kama dheero...marka, ku dadaal inaad quraanka aqriskiisa badsatid. intaad quraanka gacanta ku heysid, shar ma arki doontid.