Page 1 of 1

Naag

Posted: Wed Jun 28, 2006 4:08 pm
by Sakhraan
-Naaguhu hoosiis bay hadh moodaan .

-Naagaha iyo carruurtaba sasabaa lagu .wadaa

-Naago ba'ooda ayey ka sheekeeyaan, ragna badhaadhohood

-Naago yaryarasi ma le

-Naagi ninkay legedo kama kacdo .

-Naago iyo riyaba diifta ayey isku eryoodaan

- Naago nin ay yaqaaniin col ma moodaan .

-Naago nimaan maddaxooda maja u rogin nin ma moodaan

-Naago jilayc iyo naxariis midna wax kuma laha

-Naag la furay fadhi uma yaal

-Naagtii caana xun dhigataa iyana ku murud la'

-Naagi naag lala qabo waa u col .

-Naago abaal ha u gelin amaahse ha u diidin

. -Naago wax laga bixiyey laguma dhaqo oo wax loo hayaa lagu dhaqaa

-Naago beena waa lagu soo xera geliyaa runa waa lagu dhaqaa

-Naag godan dhalatay ama gaajo la godnayd ama cudur

-Naag kun baa koodisa ,kow baana guursada

Naaguhu hoosiis bay hadh moodaan

Naagaha iyo carruurtaba sasabaa lagu wadaa

Naago ba'ooda ayey ka sheekeeyaan, ragna badhaadhohood.

Naago yaryarasi ma le

Naagi ninkay legedo kama kacdo .

Naago iyo riyaba diifta ayey isku eryoodaan

Naago nin ay yaqaaniin col ma moodaan

Naago nimaan maddaxooda maja u rogin nin ma moodaan .

Naago jilayc iyo naxariis midna wax kuma laha

Naag la furay fadhi uma yaal

Naagtii caana xun dhigataa iyana ku murud la.

Naagi naag lala qabo waa u col

Naago abaal ha u gelin amaahse ha u diidin

Naago wax laga bixiyey laguma dhaqo oo wax loo hayaa lagu dhaqaa
.
Naago beena waa lagu soo xera geliyaa runa waa lagu dhaqaa

Naag godan dhalatay ama gaajo la godnayd ama cudur

Naag kun baa koodisa ,kow baana guursada



Sakhraan,Seeker of truth & justice

Posted: Wed Jun 28, 2006 4:09 pm
by michael_ital
so this has something to do with women???

Posted: Wed Jun 28, 2006 4:14 pm
by Sakhraan
waryee is yeelyeel taag uma haye caawe ka soco meesha.

ma adoo intaa leeg baanad afsoomaali garaneny.


Sakhraan, Seeker of truth & justice

Posted: Wed Jun 28, 2006 4:21 pm
by gobdoon
Ma xuma , lakin waxa moda inad orahda qarkod ku celcelisay mise wa sarqansantahay. Smile

Posted: Wed Jun 28, 2006 4:43 pm
by Sakhraan
Si kasta hadaan u cabbo kuma sakhraamo bahalka anugu , waxaan maqlay inaad cabtee ma dhabaa.


Sakhraan , Seeker of truth & justice

Posted: Wed Jun 28, 2006 4:51 pm
by *HannaH*
Lol@ "So this is something to do with women".......Ya, think?


Mike,"quit being a pig and go to bed, loove dad!" Laughing


Sakhraan, walaal inaad lonely tahay wey cadahay, waanan ka xumahay....Allah ha ku sahlo. Smile

Posted: Wed Jun 28, 2006 4:53 pm
by gobdoon
Ya kugu yiri. Laughing

Posted: Wed Jun 28, 2006 4:57 pm
by *HannaH*
Anaa is idhi, shaqo la'aan ayaa ii haysa runtii.Lol

Posted: Wed Jun 28, 2006 4:59 pm
by gobdoon
Laughing Laughing Laughing

Posted: Wed Jun 28, 2006 5:04 pm
by michael_ital
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Posted: Wed Jun 28, 2006 5:06 pm
by gobdoon
Michael Jackson,you are not suppose to have more than three laughs,what's this you got too many here. Smile

Posted: Wed Jun 28, 2006 5:13 pm
by michael_ital
Gobsmack, inside joke son. Smile