Page 1 of 4
KAMBULI WAXAAN KU IRI
Posted: Thu Jun 29, 2006 9:15 am
by foolxume2005
Xagaaga markaan u ciiray
inaad xagaa iiga beerto
oo ad Sir-lugooyo iga raacdo
xaq maahee
xan iyo ceeb yay ku raacin
Posted: Thu Jun 29, 2006 9:19 am
by COOL-MAN
LOOOOOOOOOOOOOOOOL
WAR NINKII WAA ISKU BUUQAY EE KAALAYA HADAD TOL TIHIIN
U TALIYA
Posted: Thu Jun 29, 2006 9:25 am
by foolxume2005
^^ waryaa I thought inaad tol ahayd, ee odayga iga qabo
Posted: Thu Jun 29, 2006 9:29 am
by COSTA
Cilmi Boodhari of the Snet

Posted: Thu Jun 29, 2006 9:34 am
by LaDy-Qac

...Give it up Foolxume....

Posted: Thu Jun 29, 2006 9:37 am
by COOL-MAN
[quote="foolxume2005"]^^ waryaa I thought inaad tol ahayd, ee odayga iga qabo[/quote]
Ma ninka adeerkiis meeshu gogosha dhigtay kadaba dhigtay ayan tol unoqon karaa! war nadhaf ardaal yohow ardaalka dhalay! inagu waxaas foolxuman unaqaanaa, adigu lakin awalba foolxumad iska eheyd. wax isu fali meysid ee iska daba orod sodogtaa kambuli weligaaba!
Posted: Thu Jun 29, 2006 9:37 am
by foolxume2005
Lady^ I wish I could.
Posted: Thu Jun 29, 2006 9:38 am
by xoogSADE14
lady qac
ninkan folka ah intuusan toorobiinkiisa kusoo fuulin meesha ka carar baan ku oran lahaa

Posted: Thu Jun 29, 2006 9:39 am
by Mowhawk
[quote="LaDy-Qac"]:lol: ...Give it up Foolxume....

[/quote]

And I thought he was poetic romantic loser.
Foolxumo
Ma inaad labeeysato maa rabtaa?

(Sorry sis Kambuli

this guy is funny).
Posted: Thu Jun 29, 2006 9:41 am
by foolxume2005
^^ yes saaxiib, when I'm with my wife I think about Kambuli, that's how deep I am.
Xooga ama i caawi ama aamus.
Posted: Thu Jun 29, 2006 9:41 am
by LaDy-Qac
^

...allaa xumidee
Foolka, xaaji adoo oday isku dhacay ah ayaad gabdho yar yar dabo ordeysa. War hoy joog intaan wadnaha ku joogsan

Posted: Thu Jun 29, 2006 9:42 am
by xoogSADE14
^ yacni aniga igu day miyaa sheekadaadu

Posted: Thu Jun 29, 2006 9:45 am
by foolxume2005
[quote="LaDy-Qac"]^

...allaa xumidee
Foolka, xaaji adoo oday isku dhacay ah ayaad gabdho yar yar dabo ordeysa. War hoy joog intaan wadnaha ku joogsan

[/quote]
Nayaa I'm 24 years old so what r u talking about? I just like older women.
Posted: Thu Jun 29, 2006 9:45 am
by COOL-MAN
@ when i am with ma wife i think about kambuli
U didn't say that the last time i asked "ma jaceyl baa kuhayo waxani apology ka badane"? (rememeber ??) why the sudden change of heart??
p.s i don't think kambuli needs nin torrobo foolxuma ah

Posted: Thu Jun 29, 2006 9:46 am
by LaDy-Qac
LoooooooooooooL@ 24
