Page 1 of 2
Bililiqo....
Posted: Fri Jun 30, 2006 6:13 pm
by kambuli
Never mind

Posted: Fri Jun 30, 2006 6:14 pm
by Xplosive
Are we being a little paranoid again?

Posted: Fri Jun 30, 2006 6:15 pm
by kambuli
X-plosive,
Walaahay I mean walaahay waan ka cadhoodey jawaabtaada

Posted: Fri Jun 30, 2006 6:17 pm
by LaDy-Qac
Maxaa la bililqeystey

Posted: Fri Jun 30, 2006 6:22 pm
by Xplosive
[quote="kambuli"]X-plosive,
Walaahay I mean walaahay waan ka cadhoodey jawaabtaada

[/quote]
What the...walaahey Kaftan bey iga aheyd..If I knew you'd get angry then I wouldnt've said it. Sorry if I offended you.
Posted: Fri Jun 30, 2006 6:24 pm
by B-MAX
par·a·noi·a
1.Extreme, irrational distrust of others
Treatment.
Get a husband.
Wabillahi Tawfiiq.
Posted: Fri Jun 30, 2006 6:25 pm
by kambuli
X-plosive,
The word "Again" killed me....When was I paranoid? Aad iyo aad baan u caafimaad qabaa.... Habaar weeye Paranoid nimadu ma ogtahay? Mase ogtahay inat tahay calaamadaha waalida?
OK Ok waan qaatay raali gelinta

Posted: Fri Jun 30, 2006 6:38 pm
by dhuusa_deer
[quote="kambuli"]The word "Again" killed me....When was I paranoid? [/quote]
Here: Posted: Fri Jun 30, 2006 5:08 pm Post subject: Reply with quote
Balaaydu magacyo badanaa
You do come across as OVER-THE-TOP paranoid. Deal with it!
Posted: Fri Jun 30, 2006 6:39 pm
by kambuli
Posted: Fri Jun 30, 2006 6:42 pm
by dhuusa_deer
Posted: Fri Jun 30, 2006 6:43 pm
by Xplosive
[quote="kambuli"]X-plosive,
The word "Again" killed me....When was I paranoid? Aad iyo aad baan u caafimaad qabaa.... Habaar weeye Paranoid nimadu ma ogtahay? Mase ogtahay inat tahay calaamadaha waalida?
OK Ok waan qaatay raali gelinta

[/quote]
Kaftan iyo seriousness kala baro dee.. I already told you i was joking. You read too much into things. You should loosen up sometimes.
Posted: Fri Jun 30, 2006 7:30 pm
by Gacalisa
Kambuli, Abaayadiis, iska sheeq waxaa rabtay, it wont hurt i am sure.
Posted: Fri Jun 30, 2006 7:32 pm
by kambuli
Gacalka,
Waan la noqdey abaayadiis.... Laakiin qaar ka mid ah, golaha ayaan gaar ugu sheegey....
But thanks walaashiis.... I know I can count on you

Posted: Fri Jun 30, 2006 7:40 pm
by Gacalisa
no problem, sis.
Posted: Fri Jun 30, 2006 8:59 pm
by Frank
Two things: Either Kambuli waa bililiqeystay ama ayadaa wax bililiqaysatay si ay hadalka u sheegtana way garanweysay
