FAQASH GET'S TRASHED BY ISAAK SUB-SUB-SUB CLAN

Soomaalida waddankan ku dhaqan

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods, uk mods

snm_soulja_18
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 923
Joined: Thu Oct 21, 2004 11:50 am
Location: We Gone Muqadisho Dont Need You Dont Miss You

FAQASH GET'S TRASHED BY ISAAK SUB-SUB-SUB CLAN

Post by snm_soulja_18 »

times
Dagaal Kulul Oo Shallay Ka Dhacay Yoocane Oo Ka Tirsan Deegaanka Xarshin Ee Kililka Shanaad Ethiopia Dhimashadu Waa 25
Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 5 July, 2006
--------------------------------------------------------------------------------


Hargeysa (Somaliland.Org)-- Dagaal kulul ayaa shallay wuxuu ka dhacay Yoocano oo ka tirsan Deegaanka Xarshin ee kililka Shanaad ee Soomaalida Ethiopia, dagaalkani oo sida lagaga soo waramayo aagaasi ay soo qaadeen Maleeshiyadda Ethiopia la dagaalanta ee ONLF kuna soo qaadeen Beelaha reer Somaliland ee degen deegaankaasi.

Jabhadda ONLF oo ****** u gubtay 60 gaadhi oo laga lahaa Somaliland isla markaana dishay lix qof oo ****** ayaa sida wararku sheegayaan waxay weerar ku soo qaadeen Deeganka Yoocane shallay gelinkii ****** halkaasi oo Beelaha reer Somaliland-na ay difaac adag ka galleen, Shabakadda Somaliland.Org oo goor dhawayd maanta khadka telefoonka ee magaalada Xarshin kula xidhiidhay dad xogogaal ah oo ku sugna aagga Yoocane ee dagaalku ka qarxay ayaa u xaqiijiyey Somaliland.Org in dhimashadu tahay 24 qof oo laga dilay Maleeshiyadda gardarada weerarka ku soo qaaday ee ONLF ugu yaraan 14 qof, halka

Beelaha Somaliland ee difaaca ku jirayna dhimashada soo gaadhay dhantahay 10 qof, dhaawaca ayaa soo gaadhaya Cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, halka la sheegaayo in dhaawaca ONLF loo qaaday iyagana dhinaca Jig Jiga ee xarunta Ismaamulka Soomaalida Ethiopia, dadka ku dhaawacmay dhinaca Beelaha Somaliland ayaa gaadhaya 5 Qof halka dhaawaca Maleeshiyadda Gardarada weerarka ku soo qaadday ee ONLF uu gaadhayo 40-meeyo, Sarkaal ka tirsan Cisbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa ayaa Somaliland.Org wuxuu u xaqiijiyey in xallay saqdii dhexe la keenay Cisbitaalka Hargeysa laba Qof oo dhaawac ah oo mid xaaladiisu halis ku jirtay balse hadda aad u fiican, ma jirto wax waan waan ama wada hadal ah oo labada dhinac u dhexeeya, salaadiinta iyo cuqaasha Somaliland ee ku sugan hadda Hargeysa ayaa iyaguna dhinacooda waxay ku jiraan Xiisad qaboojin iyo inay la hadlaan dhinacooda.

Muddo hadda bil laga joogo ayaa Xukuumadda Somaliland waxay Xabsiyada ka sii daysay 24 Maxbuus oo lagu eedeeynaayey inay abaabul militery oo ka dhan ah dawladda Ethiopia ka fulinayeen gudaha Somaliland, taasi oo dedaalkeeda ay galleen Salaadiinta iyo Cuqaasha Reer Somaliland, iyadoo dhinaca kale ugu yaraan 60 gaadhi oo xamuul ah lagu gubay xuduudka Ethiopia iyo Somaliland oo ay gubeen Maleeshiyaddka ONLF, lama garan karo hadda waxaa soo cusboonaysiiyey Colaadani ay ONLF ku soo qaaday Beelaha Somaliland.

Laughing Laughing Laughing
User avatar
sUpA__NigggA
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 349
Joined: Wed Jan 26, 2005 12:53 pm
Location: -NORTH-WEST----Djibouti__2__hargeisa

Post by sUpA__NigggA »

OLD NEWS BRUV.... TODAY IS THE 7TH
User avatar
Khalid 5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5633
Joined: Thu Jan 19, 2006 4:27 pm
Location: jerusalem

Post by Khalid 5 »

he is alil bit behind
User avatar
bham's_beauty
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3109
Joined: Wed May 17, 2006 11:34 am

Post by bham's_beauty »

today is the 6th still Rolling Eyes
User avatar
Khalid 5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5633
Joined: Thu Jan 19, 2006 4:27 pm
Location: jerusalem

Post by Khalid 5 »

but bham we are karabaashin still the darood in zone 5
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Europe - UK”