Page 1 of 2
LADY-QAC LET ME HOLLA @ U 4 MINUTE
Posted: Thu Jul 13, 2006 2:17 pm
by foolxume2005
Marka hore waan ku salaamay, salaan ka dib walaal let me ask you a ?, I dont mean to get too personal ee miyaa lagu qabaa?
the reason I'm asking you this is I like your style and your great sense of humor.
Posted: Thu Jul 13, 2006 2:21 pm
by Sir-Luggoyo
Posted: Thu Jul 13, 2006 2:29 pm
by foolxume2005
Sir-lugooyo why aad Xooga ugu sheegaysaa, dont you know inuu tii hore iga dhacay?
Posted: Thu Jul 13, 2006 2:29 pm
by Garaad_LQ
Posted: Thu Jul 13, 2006 2:32 pm
by Sir-Luggoyo
Foolka
If you don't want Xooga inuu ogaado, there is something called PM, otherwise, lama kala xigo sheekada. Gabadhana anaaba beryahanba u gaatamayay oo aabeheed raadinyay
Posted: Thu Jul 13, 2006 2:32 pm
by xoogSADE14
Posted: Thu Jul 13, 2006 2:36 pm
by foolxume2005
war nimanyahow intuu ilaahay dumarbadiyay waa aad tii aan lahadlo qof waliba u rabaa? Sir-lugooyo iyo Garaad dee waxynu samaynaynaa gabadhaan waydiinaynaa kay rabto, wayna ogtahay inay Kambuli sixun iigashay. I think I got more chances than you guys.
Posted: Thu Jul 13, 2006 2:38 pm
by xoogSADE14
"wayna ogtahay inay Kambuli sixun iigashay."
war ilaahaan idinku dhaarshee daya meeshuu sympathy ka raadinaayo

Posted: Thu Jul 13, 2006 2:42 pm
by Sir-Luggoyo
Posted: Thu Jul 13, 2006 2:44 pm
by xoogSADE14
Posted: Thu Jul 13, 2006 2:47 pm
by Lord Diplock
Posted: Thu Jul 13, 2006 2:48 pm
by foolxume2005
idinku qos qosla laakinn markay soo gasha halkan ee ay isiiso phone# wayaad qosolka joojin doontaan.
Posted: Thu Jul 13, 2006 3:02 pm
by kambuli
Posted: Thu Jul 13, 2006 3:09 pm
by foolxume2005
^^ ma markaan shukaansaday best friendkaaga noqotay?
Posted: Thu Jul 13, 2006 3:21 pm
by kambuli
^^ Iminka mindhaa calaamadda ah ^^ah ayaa inaga dhexeysee,
Waxaan ku idhi you can ask her.... She is my best friend
