Page 1 of 1

~~~!Dalbo oo Daawo!~~~

Posted: Fri Jul 14, 2006 2:59 pm
by Nydia
Wassuuuuuuuuuuuup Maryooleeys, how ya'll doin' my fellow qaxootiis?..everything so dhag dhag ma aha? guud guud!




Okey, Meeshaan waxaan ka baafinaa 2 childhood girl friends of mine aan almost 15 years indho is saarin. Gabdhaha waxaa la kala dhahaa Amaal Cumar Wardheere & Sacdiya Ceynuuf, we all went to the same iskool..Iskoolka Yaasin Cusmaan Kenadiid Hoose/Dhexe classka todobaad. Qofkii labadaas gabdhood yaqaano ama Iskoolkaas nala dhigan jirey, plz....xafiiskaan iska soo xaadiri ASAP! teneg yu. Very Happy