Page 1 of 1
Baxaroow
Posted: Thu Jul 20, 2006 12:09 pm
by Samatr
Aar xageebaa ka dhacday, waxaan is idhi ninkii khalaas weeye.

Posted: Thu Jul 20, 2006 12:15 pm
by Ina Baxar
Ibna cami , war niyoow waxan kugu jeclahay waad iga qoslisa niyoow.
Khalaas miyaad tidhi? let me
Waan jooga ibna cami don't you worry , lakiin see shaqaan ka bixi waayay,that's all.
Anywho thank you ,Ina Igarre asal galbeedi
Posted: Thu Jul 20, 2006 12:21 pm
by Samatr
Anigaba saas in leeg shaqo waalan baan wadaa
Gartay inaad nooshahay baxaroow.